Archive for January, 2010


Halkan Ka Daawo Sidii Loo Soo Dhaweeyay Axmed Siilaanyo oo Safar Maraykanka ah ku muqnaa Bil oo Saaka Soo Gaadhay Hargeysa

01/31/2010 6:09:00 PM

. (more…)


Dawlada Jabuuti oo xilweyn iska saartey kobcinta goobaha dalxiiska loo tago

01/31/2010 5:56:00 PM

Djibouti(Saylac Media) Dhaqaale aad u laxaadbadan ayey dawlada Jabuuti saartey dhinaca dayactirka iyo dhismaha goobaha dalxiiska loo tago ee dalka Jabuuti. Qorshaha dawlada ee horumarinta dhinaca dalxiiska gobolada Arta ayaa waxa uu suuro galiyey in dhul baaxadiisu weyn tahay laga dhisay meelaha lagu nasto ee dhawrka habeen loo dhaxo iyadoo dalxiiska lagu gudo jiro . Sidoo kale dawlada Jabuuti waxay bilawday in Ugaadha wadanka la daryeelo iyadoo loo sameeyey meelo soo jiidan karta ugaadha dalka si dalxiisku u kordho. (more…)


Sanadguuradii 26 aad ee Duqayntii Diyaaradaha Xabashida ee magaalada Borama sanadkii 1984

01/30/2010 11:47:00 PM

(more…)


Warbixin ku saabsan Cusbitaalka magaalada Saylac

01/30/2010 8:42:00 PM

(more…)


Sawirka bisha”Calool adayg waa Allah wehellikii ” Abaaraha gobolka AWdal ku habsaday marnaba may horjoogsan in dadweynaha xoola dhaqatada ah niyad jab ku yimaado

01/30/2010 5:56:00 PM

HAWEEN KUBAD CIYAARAYA“Calool adayg waa Allah wehellikii ” Abaaraha gobolka Awdal ku habsaday marnaba may horjoogsan in dadweynaha xoola dhaqatada ahi noloshooda  iska wataan

Bariga Baki(Saylac.com)- Xaalada Abaaraha ka taagan degaanada bari ee gobolka Awdal ayaa waxay marayaan

(more…)


Tariikhda saylac Part II :Soo Galidii Ciidamada Masaarida ee Soomaliya iyo Dagaalkii magaaalada Saylac ku dhexmarey ciidamadii Masaarida iyo Gadabuursiga 1869-1875-kii.

01/30/2010 5:18:00 PM

(more…)


Warshada Sabuunta iyo Kiriimka ee Borama

01/29/2010 8:25:00 PM

Hambalyo ayey leedahay shabakada caalamiga ah ee saylac media Hambalyo- Hambalyo mulkiilaha warshada iyo shaqaalaha hawsha la wada intaba .. Aduunka waxaad tusteen Kacaankii warshaduhu inuu ka bilawday somaliland .. (more…)


Jijiga sidee looga dareemay imaatinkii Ra’isul wasare Meles Zenawi?

01/28/2010 11:02:00 PM

Jijiga(Saylac.com)- Todobaadkii inaga tagay magaalada Jijiga waxa socdaal kormeel ah ku yimi wafuud balaadhan oo uu horkacayey Ra’iisul wasaaraaha dawlada federaalka ah ee Itoobiya Meles Zenawi. Dadweynaha Reer Jijiga waxwar ah kamayna hayn ilaa ay arkeen askarta federaalka ah ee dariiqyada magaalada dhooban iyo isku socodka gobolka oo gabi ahaanba istaagay gabi ahaanba.

(more…)


Kawaanka hilibka magaalada saylac oo u baahan dayactir dhinaca nadaafada iyo qalabka qaliinka Hilibka

01/28/2010 9:44:00 PM

Kawaanka saylac -SelelSaylac(Saylac.com)-Kawaanka hilibka magaalada saylac oo aan haba yaraatee lahayn qalab hilibka lagu qalo iyo dhisme ku haboon qaliinka Hilibka ayaa mar’aanu booqanay waxaanu kula kulanay dadka ka ganacsada qaliinka hilibka magaalada Saylac.

Ganacsatada Qaliinka Hilibka ayaa saxaafad Awdal iyo Selel waxay u shegeen inay la tacaalaan marxalado adag oo dhinaca qalabka Qaliinka ah isla markaana aanay haysan (more…)


Sidee lagu gartaa Qoyska wanaagsan by Sheekh Maxamuud Ismacil Khayre

01/28/2010 8:42:00 PM

(more…)


Plugin by: Free Online Movies