| Manchester united oo caawa soo bandhigtay ciyaar wanagsan oo raali galisay taageerayaashii dawanayey,waxaana caawa aad uga dhex muuqday ciyaaryahanka wayn ee Wayne rooney oo lagu naanayso White pelle, waxayna kaga badiyeen naadiga wigan 5 gool iyo 0 , waxaana goolasha u saxeexay, Wayne Rooney, Michael Carrick, Rafael, Berbatov,waxayna manchester united ku jirtaa kaalinta labad oo chelsea ka horayso 2 dhibcood oo kali ah,
Dhinaca kale waxa ciyaaray Arsenal iyo Portsmouth, xalkaas ooy arsenal oo looga bartay ciyaar wanagsan iyo xirfad farsamaysan ay aayar uga dhibco tirsatay kagana badisay 4 iyo 1 Portsmouth, kooxdan ay ka badisay oo noqotay caawa kooxda igu hoosaysa horiyaalka, waxaana goolasha u saxeexay Arsenal Eduardo, before Nasri, Ramsey, and Song,
Chelsea ayaa igadna waxay ka badisay Kooxda Fulham ee ay ku yihiin reer london ciyaartaas oo ahayd mid aad u adag Fulham ayaa goolka ku horaysay waxana u saxeexay,Martin Cole,ka dib waxaa bar bareeyey chelsea qaybtii danbe waxana u saxeexay Drogba, goolka labaadna iyagaa iska dhashay Fulham own goal, chelsea ayaa xalkaas nasiib kaga badisay 2 iyo 1,
Fernado Torres
Liverpool oo waayadanba ka soo kaban la ayd khasaarooyin badan oo soo gaadhay ayaa waxay wada ciyaareen kooxda kaalmaha ugu horeeye ee 4 ku haysta ee Aston vila, laba kooxoodba waxay so bandhigeen ciyaar wanaag laakiin ay ka fursado badnaayeen Aston vila, ayaa daqiiqadii igu danbaysa markay ahay 91 uu dhashay goolkii badista laacibka reer isbayn ee Fernado Torres, xalkaas oo ay aad u farxeen reer liverpool, Sidoo kale laacibka reer liverpool ee Glen Johnson ayuu dhaawac wayn soo gaadhay xalka jilibka qabta danbaynu ku soo qadan doona siduu xaalkiisu yaha,
Xalkan waxaan ku soo qadanaynaa siday u kala horeeyaan kooxuhu iyo kaalamahay ku kala jiraan, |
S/c cammo muxiyadiin mashallah caliik. Keep it up muxiyadiin.
Nagad Mahdi Muse - January 1, 2010 7:56 pm