Archive for December, 2009
War Deg deg: Dayax Madoobaad Laga Arkay Somaliland
Hargeysa (Saylac.com)- Caalamka guud ahaantii, caawa waxa laga xusayaa, looga diyaar-garoobayaa sanadka curashada sanadka cusub ee 2010, hase yeeshee dabaal-dega sanadkan cusub ayaa waxa uu la kowsaday marka loo eego magaalooyinka waawayn ee Somaliland sida Hargeysa, Burco, Berbera, Ceerigaabo, Boorama iyo Laascaanood Dayax-madoobaad. (more…)
Agaasimihii Warfaafinta oo Xilkii Laga Qaaday
Hargeysa (Saylac.com)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Axmed Xasan Yuusuf. (more…)
Dadweynaha magaalada dhamal oo ka warbixinaya magaalada dhaamal
Dhegayso:Dood kulul oo ay dadweynaha Borama maanta la yeesheen sadexda xisbi qaran
Borama(Saylac.com)- xaflad balaadhan oo dadweynaha Borama qabanqaabiyeen si ay suaalo badan wax uga weydiiyaan sadexda xisbi qaran ee UDUB, Kulmiye, iyo UCID . Doodan maanta waxa kasoo qayb galay bulshada nuucyadeeda kale duwan sida : Haweenka, Ardayda waxbarashada sare iy waxgarad kaleba. (more…)
Dhegayso : Kuliyada Sharciga ee Jaamacada Camuud oo Siminaar u qabatey Hay’adaha garsoorka cadaalada gobolka Awdal
Boorama(saylac.com) kuliyada sharciga Jamacada camuud waaxda Legal Clinin oo Siminaar Hal maalina u qabatay Hayadaha Garsoorka cadaalada, booliska qaybihiisa kal duwan Cuqasha bulshada Rayidka dadka laga tirada Badan yahay . (more…)