Siminaar Xalinta khilaafaadka oo loo qabtey caruurta darbi jiifka ah ee Borama
Boorama(saylac.com) siminaar lagu baranayay xalinta khilaafaadka.oo loo qabtay Caruurta dugisiyada dhigata iyo kuwa darbi jiifka ah. ayaa maanta loo soo xidhay.
waa markii u horaysay ee caruur dhan 228. ah loo qabto kulan lagu barayo xalinta khilaafka.
waxa hawshan waday hayada SCf. Save children Denmark.
xafladan oo maanta lagu gudoon siiyay ardaydii baratay xalinta khilaafaadka. waxa lagu doon siiyay shahaadooyin.
waxa munaasibadan ka soo qayb galay. Gudoomiyaha G/awdal. maxamuud sh cabdilaahi Cige, Maayarka Deg/Boorama. C/raxmaan shide Bile. Gudoomiyaha Maxkamada Boorama. Taliyayaasha Booliska. heer gobol iyo Heer Degmo iskugu Jira maamulka wasaarada Sportiga wasaarada waxbarashada. Hadaba sidii caadadu inoo ahayd nala dhegaysta hadaladii laga soo jeediyay munaasibada xidhida siminaarka xalinta khilaafka >>Dhegayso