Salaamaha Ciida Halkan ka dir
11/26/2009 6:55:00 PM
Ciid wanaagsan – Kulucaam wa Antum bi khayr.. Salaamaha aad jeceshay inaad ehalkaaga iyo axsaabtaada aduunka ku kala baahsan aad gaadhsiiso ku qor sanduuqa hoose ka dibna salaantaada qor kana eeg daqiiqado ka dib boga hore ee saylac.com Fadlan ha ilaawin magacaaga iyo wadanka aad degan tahay
Ciid wanaagsan ..
MARKA HORE WAXAN DUNIDA MUSILMKA AH LEE HAY CIID WANAAGSAN MARKA XIGANA DHAMAAN REER BORAMA KHAASA HAAN SXBADAY OO KALA AH Maxaned nuur aadan {Qawrax } ,xuseen shiine ,maxamed axmed nuur dheere,c/salaan axmed barkhad {toor} ,maxamed {buurane }c/kariin {maal} liibaan,axmed carab c/risaaq {ilka case} oo dhaan tood jooga Borama.waxan leehay ciid mumaarika saaxiib alaha ciidan ciideeda caafimaad iyo cimridherer
hanagu gaadh siiyo asc
sahal nuur cilmi - November 26, 2009 8:21 pm
Ciid wanaagsan. Halkan waxa ka salaamaya Walidkeey Iyo walaalahay iyo dhamaan Reeer Cadoosh oo dhan iyo intiikale qarabadeeyda aa . waxaan leehay Ciid-Mubaarak.
SHU.A.Cadoosh Adan - November 26, 2009 9:07 pm
Ciid Wanaagsan Dhamaan bahweynta reer Awdal meel kasta oo aad joogtaan.
Waranle - November 26, 2009 9:10 pm
Dhamaan waxaan halkan ka salaamayaa Hooyo Maryan Ismcail iyo walaalahay ilma Jaamac oo ku kala nool yurub iyo Somaliland ciid wanaagsannnnnn
Maxamed yare - November 26, 2009 10:39 pm
Marka hore waxan salaamayaa dhamaan reer somaliland gaar ahaan reer Awdel meelkasta oo ay joogaan ciid wanagsan ku ciida caafimaad qab marka labaad waaalidkayga Aabo Cumar iyo hooyo siraad xasan oo ku nool Borama iyo walaalahay iyo saaxibadayda qaaliga ah Ismahaan cige oo ku nool baxreyn
Sahra Cumar - November 26, 2009 10:41 pm
waxaan kusallamay dhamaan dad weynaha reer awdal, salaanta qaaliaga ah ee islaamka (asc waraxmatulaah wabarakaatuh) waxaanan leeyahay ciid mubaarik kulu caam wa antumbikhayr
ugu horayn waxaan salaamayaa hooyaday Aamina cabdi cilmi ayeyday Faadumo aw aadan loodoon iyo guud ahaan habaryarahay abtiyaashay oo aanan soo kooboi karin waxaan kaloon salaamayaa walaalahay oo aanan soo koobi karin kuna kla nool awdal iyo salal (saylac) waxaan kale oo aan salaan qaaliya salaamay gud ahaan asxb tayda ookala jooga awdal iyo yurub sidoo kale waxaan salaan wacan hawada usoo marinayaa bahda saylac.com ooruntii ad aan uxiiseeyo barnaamijyadooda waxaan idin leeyahay ciid mubaarik
fahmi maxamed cabdi lausanne switzerland (fahmi507@hotmail.com)
fahmi maxamed cabdi - November 26, 2009 10:49 pm
ciid wanaagsan ayaan leehay dhamaan umada islaamka ah meelkasta oo ay joogaan ilaahay waxaan idiinka rajaynayaa inuu ciidaa ciideeda inagu gaadhsiiyo caafimaad iyo barwaaqo.
halkan waxaan hambalyo uga dirayaa dhamaan eheladayda iyo qaraabadayda iyo asxaabtayda oo kala ah aabo yuusuf cabdilahi hibo yuusuf iyo caruurteeda iyo saygeda c/fataax yusuf ifrax yuusuf iyo odaygeeda faysa yusuf c/lahi yuusuf khadra yusuf c/wahaab yusuf fadumo yusuf ilma muuse raage axmed c/nasir sucad c.nasir dhamaan dadkaas oo jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxaan leehay ciid wanaagsan ABDIRASAQ ABDILAHI SEATTLE USA
abdirasaq abdilahi - November 26, 2009 11:57 pm
Asc walaaalayaaal waxaan halkan ka salaamaya dhamaaan ummadda ,muslimka meel kasta ay joogaaan waxaan leehay ciid wanaagsan
ku ciida gaaar ahaan familygayga oo ay ugu horayso hooyadayda qaaaliga ah ubax rooble issaaq iyo walaalahay oo kala ah xawaada cali geele ,dahabo cali geele ,faadumo cali geele, cabdiraxmaan cali geele, daahir cali geel, ilyaas cali geele oo kala jooga yurub ,north america,awdal iyo djibouti waxaan leehay ciid wanaagsan ku ciida
waxaan kale oon salaaamaya asxaaabtayda qaaaliga ah oo an marnaba ilaaawi karin ali doumo, xuseeen deheeye,yacquub,iyo saciid cali oo isagu deggan munich Germany
Prince Musharaf - November 27, 2009 12:08 am
marka hore dhamaan umada muslinka oodhan iyo reer awdelba waxaan hawada u soo marinayaa salaan qaali ah waxaanan leeyahay ku ciida caafimaad qab iyo farxad iyo rayn raynba marka xigta waxaan halkan ciid mubaarik ka leeyahay hooyaday iyo habaday iyo dhamaan dhalin yaradeydii oodhan xudayfa oo kuwada nool boorama iyo dunida dacaladeeda waxaan wada leeyahay dhamaantiin ku ciida khayr iyo caafimaad qab iyo nabad
boorama_boy - November 27, 2009 11:00 am
asalaamu calykum waxaan halkan ka salaamya dhamaan umada muslimiinta ah waxaan leeyahay dhamaan ciid wanagsa nciid mubaarik
waxaan halkan ka salaamyaa dhamaan qaraabadayda iyo ehelkayga ookukala nool london walaashay nimco axme kaahin iyo qoyskeeda walaalkay cabaas iyo habyarahay xaliimo muxumad sacad iyi ciyaalkeeda iyo habryartay khadiija iyo ciyaalkeeda abtigay ahmed iyo gabadhiisa iyo dhamaan qaraabadayda kale ooku nool london waxa kaloon slaamayaa walaashay ayaan axmed kaahin ooku nool norway iyo qoyskeeda waalahay ooku nool sweden cadnaan axmed cabdilaahi axmed najaax axmed iyo cabiraxmaan axmed iyo hooyaday caasha muxumad sacad iyo aabahy axmed kaahin ooku sugan xajka iyo waalkay cawaale axmed kaahin oojooga jabouti iyo habo sahra muxumad iyo ciyaalkeeda o jooga dubai iyo abtigay faisal muxumad sacad oo joogadubai iyo qoyskiisa iyo mocoyday maka caateye iyo mocoyday fadum xaaji ooku sugan awdal habryarahay caafumo iyobaxsan oo jooga borama iyo ciyaalkooda dhaamn waxaan leeyhay ciid wanagsa n
raho ahmed kaahin - November 27, 2009 11:08 am
aslaamu calykum wwaxaan salaamyaa dhmaan asxaabtayda ooku nool magaalada borama raxma muna shugri samsam muna deeqa ubax , kaltuun
shamis dhamaan waxa kaloon salaamyaa madarasada daaru raxma eeku taala borama iyo arday class form for ee dugsiga alaqsa dhamaan waxaan leeyahy ciid wanaagsa nwaxa kaloon salaamyaa habday kalruun yoonis caateeya fuqiya yoonis dhamaan ciidal caafiya
raho ahmed kaahin - November 27, 2009 11:14 am
asc marka hore waxaan salaamyaa dhamana umada muslimiita ah gaar ahaan reer awdal iyo salal marka xiga waxaan salaamyaa dhaamana waalidkayga iyo saaxiibaday waxaan ini leeyahay ciid wanaagsay iyo dhamana bahwaynta saylac.com aad ayaad u mahasn tihiin ilaahyan bisha abisheeda cimrideer iyo caafimaad ha inigu gaadhsiiyo …… wabilahi towfiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq
deeq ibraahin maxamuud - November 27, 2009 11:16 am
Asc walaal waxaan halkan kahanbalyaynayaa dhamaan umada muslimiinta meelkaystoo ooay joogan waxan leeyahan ciid mubaarik ilaahay ciida ciideeda kale ha inugu gaadhisiiyo caafimaad iyo bash bash waxaan halkan kasalamayaa dhamaan umada reersomaliland gaar ahaan umada joogta gob/awdal iyo salal waxaan salamayaa dhamaan eheladayda iyo dhamaan asxaabatayda ookala joogta boorama iyo waliba yurub gaar ahaan mukhtar da ud ojooga hargaysa iyo mawliid iyo c/raxmaan oojooga booram sxb waxaan idiin leeyahay ciid wanaag san
anigu waxaan joogaa torino itali qaadiro_83@hotmail.com
c/qaadir shcismaan ibraahim - November 27, 2009 12:08 pm
marka hore waxaaan halkan ka salaamayaa dhamaan umada muslimiinta meelkasta oy kunool yihiinba marka xiga waxaan salaamaya aabahay iyo hooyaday walaalahay cabdirasaaq garaad iyo khadar garaad iyo waliba xaasas kooda waxaan sigaara iyana uslaamayaa xaaskayga ifraax xaaji ismaaciil caruurtayda waxaan aad usalaamayaa asxaabayda meelkasta ooy kunool yihiinba iyo dhamaan reer soomaalilan
waxaan leeyahay ciidwanaagsan illayna ciidaa ciideede haynagu gaadh siiyo caafimaad qab cibaada suuban iyo nabadgalyo
aamiin
AHMED GARAAD - November 27, 2009 12:32 pm
asc dhamaan umada islaanka gaar ahan kuwa somaliyeed ee dunida dacaladeeda kunool waxaan leehay ciid wanaagsan iyo cibaado suban dhamaan , marlabaad waxaan halkan ka salaamaya ehelkayga oo kala jooga jabuuti , borama , aw barre yurub , america iyo khaliijka carabta ciid wanaagsan . salaamu clk dhamaan
mustafa sheekh abdi - November 27, 2009 1:14 pm
asalaamu calaykum walaalayaal waxan salaamayaa dunida islaamka oo dhan gaar ahaan dadyowga reer somalilland waxaanan leeyahay kulu caam wa antum bikhayr ciid wanaag san waxaan kaloo salaamayaa hooyaday oo la yiraahdo rooda hamud jibriil iyo walaalahay oo kala ah suldaan iyo najax waxayna joogaaan dalka holland gar ahaan magaalada amestardam waxaan leeyahay hooyo iyo walaalo kulu caam wa antum bikhayr waanan idin salaamay bahda saylacnews.com
daahir hassan daahir - November 27, 2009 1:36 pm
scm waxaan halkan ka salaamayaa walaalaha musiliimin taa meelkaste oo joogaan waxaan leehay kuli caam wa antum bikhayr gaar ahaan dawaynaha reer awdal
wamliid qalinle - November 27, 2009 1:45 pm
anigoo jooga wadanka baljimka
wamliid qalinle - November 27, 2009 1:46 pm
Marka hore waxaan idin leeyahay kulu caam wa antum bil qayr
Aniga oo ah axmed maxamed xuseen horor degen dalka hollnad waxaan halkan munaasibada ciida arafo ka salaamayaa dhamaan umadaha islaamka qaasatan shacabka reer awdal meel walba oo ay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ka joogaan inay ciidan ciideeda ku ciidaan farxad iyo raynrayn aamiin.
Intaa ka dib waxaan halkan salaan diiran uga gudbinayaa dhamaan qoyskayaga oo kala ah:-
1-Walaashay Aamina Maxamed Xuseen
2-C/qaadir Maxamed Xuseen (SIGAD)
3-Walaashay Cadar Maxamed Xuseen iyo Caruurteeda
4-Hooyaday Maryan Hirad Nuur
5-Mustafe Maxamed Cumar (mustafe geeljire)
6-Umalkhayr Maxamed Cumar degen dalka SWEDEN
7-Suhayb c/laahi cabdi
8-Qaalid c/laahi cabdi
9-Asma c/laahi cabdi
10_Rumaan c/laahi cabdi
11-Huda c/laahi cabdi
12-Sucaad c/laahi cabdi
13-Salmaan c/laahi cabdi
14-Asma c/qaadir maxamed (asma sigad)
15-Amiin c/qaadir maxamed (amiin sigad)
16-Xamza c/qaadir maxamed (xamza sigad)
17-Maxamed axmed ismaaciil (maxamed gurey)
18-Adeer xasan qadar xuseen horor xaaskiisa iyo caruurtiisa)
DHAMAAN DADKAN OO KALA JOOGA BORAMA SWEDEN BERBERA HOLLNAD WAXAAN LEEYAHAY KU CIIDA CIID WANAAGSAN CIIDAN CIIDEEDANA KU GAADHA BASH BSHA IYO BARWAAQO AAMIIN.
N.B
MAHADAN WAXAA ISKA LEH EEBE INTAA KA SOKOW WAXAAN MAHADAN U JEEDINAYAA BAHDA SAYLAC .COM OO IYAGU SUURTA GALIYAY IN AAN WEBSITE KAN BOOQANO WAANA MAHADSAN YIHIIN.
ahmedjeey - November 27, 2009 2:03 pm
asckm mrka hore halkani waxaa ka salamyaa dhaman dadka muslinka ah askm bacda salan waxaa salamyaa ree borama ka did waalid kayga aabahay hooyaday iyo walaahay kadib asaxab tayda oo kala ah ahmed cabdi cige ccasiis barkhad faarax maxamed yuusuf habane iyo khatin muxumed xirsi gabigooda waxaa dagan yihiin borama waxaana ka so salamayaa wadanka swesarlan walalhay hooyadayna xaliimo nuur faahiye cxakiin ibrahim muuse caasha ibrahim muuse najaad ibraahim muuse iyo asaxaabtayda qaaliga ah oo an marnaba ilaawi karin aduun ka meel waliba oo ay ka joogaan iyo abtigay maxamed nuur faahiye farxaan nuur faahiye habar yarahay caasha nuur faahiye saynab nuur faahiye khadiija nuur fahiye shukri nuur faahiye iyo ayay day khadra aw daahir iyo dhmaan waxa ay sii dhlenba oo anan halkani ku soo koobi ka rayn waxaa lee yahay macal ciidayn
guuleed ibrahim muuse colow - November 27, 2009 3:05 pm
asckm dhamaan halkan waxaan ka salamayaa dadwaynaha reer Awdal
waxaanan leeyahay ciidaa ciideeda ilaahay farxad iyo bashbash
ha nagu gaaadhsiiyo.\\
halka waxaan ka salaamayaa
dhamaan reer moumin caynan
aaabahay Moumin caynan iyo hooyo khadiija
adeero: Huseen CAYNAN iyo xaaskiisa xawa
iyo dhaman akhyaartayda oo ku nool BORAMA CITY iyo dalka dibadiisaba
iyo bahwaynta sharafta leh ee SAYLAC.com
aad ayaan idiin jecelnahay, waxa nacajabisay
haddii an reer Awdal nahay sida aad wax u wadan
mawliid Moumin Caynan - November 28, 2009 7:31 am
waxaan halkan kasalaamayaa umada muslimiinta ah oodhan waxaanan leeyahay ciid mubaarik kulu caam wa,antum bilkhayr sanadka sanadkiisa ilaahay ha,inagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo aamiin aamiin ;waxa kale oon halkan kasalaamayaa eheladayda iyo qaraabadayda oo ku kala nool u s a iyo london iyo swedan,norway,holan,iyo giriiga turkiga sudan adiis iyo dhamaan somaliya iyo somaliland waxaan leeyahay ciid mubaarik kulu caam wa,antum bilkhayr halkana waxaan kasalaamayaa xidhiidhka kubada cagta somaliyeed gaar ahaan g/awdal somaliland oon leeyahay ciid mubarik
gaar ahan c/wahaab yusuf gadhle oo ah gudomiyaha g/awdal iyo wasaarada sportska iyo macalinkaygii igu dhiirigalin jiray inaan kubada xooga saaro oo aan kafaa,iidaysto wakhtigayga salaan qaaliya iga gaadhsiiya cidii akhrisataay
halkana waxaan kasalamaya xulkaygii qaranka g/awdal oon leeyahay ciid mubaarik saxiibayaal waxaan idiin rajaynayaa inaad guulkasoo hoysaan ciyaarta idin dhexmari doonta xulka qaranka jabuuti qalbigaanan idinkala ciyaarayaa dear ok khayrbaan idii rajaynayaa by
maxamed mahdi abubakar - November 28, 2009 10:16 am
waxaan halkan kasalaamayaa muslimiinta aduunka ku nool dhamaantood waxaan leeyahay ciid mubaarik kulu caam wa,antub bilkhayr ilahay sanadka sanadkiisa haynagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo iyo caafimaad iyo cibaado suuban aamiin aamiin
halkana waxaan kasalaamayaa dhamaan eheladayda iyo qaraabadayda iyo waliba asxaabtayda igaranaysa anigoo ah ciyaatroygii xulka qaranka g/awdal anoo ku magac dheeraa bayle ahaana shanta qaranka gobolka joogana hada sudan gaar ahaan khartuum waxaan idin leeyahay ciid mubaarik kulu caam wa,antum bilkhayr waxaanan idiin rajaynayaa inaad guul kasoo hoysaan ciyaarta idin dhexmaridoonta xulka qaranka jabuuti waxa kale oon salaan qaaliya hawada usoo marinayaa shaqaalaha saylac oon leeyahay waad ku mahadsantihiin dhamaantiinba barnaamijkan aad ugu talagasheen dhalinyarada lasocota akhbaarta iyo cidii xiisaysaba waxaan idin leeyahay kulu caam wa,antum bilkhayr ok byyyy by bayle borama kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
bayle ciyartoygii xulka qaranka g/awdal - November 28, 2009 10:41 am
ciid wanaagsan kulu caam wa antum bil qeyr dhamaan waxaan halkan ka salaamayaa dadka muslimiinta oo dhan meelgastaba ey joogaan qasatan kuwa somaliyeed waxaa lee yahay ciid mubaarik waxaan kaloo salaamayaa aabahey xasan muxumed cali sonkoraliin iyo walaldey ilmo xasan muxumed oo kal jooga swedhan iyo g/awdal boorama iyo asxaabteyda oo kal jooga switzerland iyo dunida daafihiisa qasatan waxaan halgan ka salaamayaa caruurteyda oo kalaha ladna khadar iyo samsam khadar waxaan leeyahay ciidan ciideyda kuwii caafimaad ku waadha oo ku ciida ilaahay hanika dhigo waxaan kaloo halgan ka salaamayaa shaqaalaha saylac news iyo dhamaan rer awdal ciid wanaasan
khadar - November 28, 2009 11:47 am
asc wr wbr ciid wanaagan waxaan halgan kaalaamayaa muslimiinta oo dhan iyo gaarahaan somalida waxaaysalaamayaa walidiinteyda aabahey iyo eedoo yingey iyo dhaman walaldey iyo caruurteyda oo kal jooga yurub iyo awadal boorama waxaan kaloo salaamayaa sxbgeyga xasan mamamed cilmi oo kunool magalada boorama iyo bahweynta saylac news waxaan lee haya ciid wanaagsan by eelaay 03 oo kunool gurikiisa wa bilaahi towfiiq
madhageysto - November 28, 2009 12:16 pm
SALAAMU CALAYKUM ,KULLU CAAM WA ANTUM BIKHYR.WAXAN HALKANI KA SALAAMYAA DHAMAAN UMMADA ISLAAMKA MEEL KASTI OO AY JOOGAAN ,WAXAN SI GAAR AH U SALAAMYAA EHELEYDA OO DAAFAHA DUNIDA KALA JOOGA iyo waalidkeyga qaaliga ah oo jooga boorama aabahay BARKHAD AHMED CADAAWE IYO HOOYADEY SAAQO QALIB ROOBLEH WAXAN LEEHAY KULLU CAAM WA ANTUM BIKHYR SANADKAN KIISA ALLAAH KHYR DHAMAATIISA HA INAGU SIMO AAMIIN.
WAXA KALE OO HALKANI KA SALAAMAYAA ASXAABTEYDA GAAR AHAAN
ZAKARIYE ABIIB ADEN
XSAN BARKHAD WARSAME
MAHDI DUCAALE IIDLE
XASAN CABDILAAHI ADEN
AXMED XASAN NUUR
MAXAMED DAAHIR MUUSE
IYO DHAMAAN AKHYAARTA O DHAN
CIID WANAAGSAN CIID WANAAGSAN
AXMED BARKHAD AXMED [AHMED DHEERE]
FINLAND
AHMED - November 28, 2009 3:29 pm
halakan waxaan kasalaamayaa sxbaday mubarik mohamujd rabile , liiba liiga, hamdi beyleh
hassan - November 28, 2009 5:31 pm
MARKA HORE WAXAAN HALKAN AAN KA SALAAMAYAA HAMBALYANA U DIRAYAA DHAMAAN UMADAHA ISLAAMKA MEELKASTA OO AY JOOGAAN,GAAR AHAAN UMADA SOOMAALIYEED, GAAR AHAAN UMADA SOOMAALILAND GAAR AHAAN UMADA REER AWDAL, GAAR AHAAN UMADA REER DILLA iyo MEELKASTA OO AY KA JOOGAAN CAALAMKA HADA IS ARAGAFOG IYO GLOBALISATIONKA KU SUGAN KALANA JOOGA DUNIDA DACALADEEDA IYO DUNIDA BADHTANKEEDA,ANIGA OO KA FAAIIDAYSANAYA AALADA ENTERNETKA EE SAYLAC.COM WAXAAN LEEYAHAY KU CIIDA CAAFIMAADSAN IYO CAWO BARI IYO CIBAADO SAN,SANADKA SANADKIISANA GUUL IYO BARWAAQO INTAASI KADIB WAXAAN HALKAN KA SALAAYAYAA ASXAABTAYDA OO KALA JOOGA MARAYKAN, CANADA, INGIRIIS,GERMANY,HOLAND,SWEDEN,USTARALIA,IYO MEELO KALE waana kuwan
Kayse nuur ahmed, bashiir xuseen xirsi, cumar ismaaciil sh.muxumed ismaaciil Nuux barkhadle, daahir ahmed jirde, hashim sh. Cumar good, chef caaqil muxumed cabdi bade, harawa sh. Cumar good, c/raxmaan c/laahi aamin atam,xasan c/laahi cali iyo xaaskiisa mamtaaz maxamuud muxumed, c/raxiim maxammuud muxumed, iyo dhamaan axsaabtayda oo aanan halkan ku soo coobi kari waxaanan ilaahay ka baryayaa in uu sanadkka sanadkiisa iana gaarsiiyo inana waafajiyo khaatumo fiican iyo cibaado san
Waa Ahmed yaasir Muxumed Nuur
Borama, soomaaliand
Ahmed yaasir Muxumed Nuur - November 28, 2009 5:45 pm
Waxaan halkan ka salaamayaa warbaahinta noo suuro galisey inaan salaamaha diro ee saylac.com marka xigta waxaan salaamayaa hoyadey Muumina Xasan iyo abahay cabdilahi walaalahay oo dhan meelkasta oo ay jogaan iyo dhamaan uamda reer jabuuti iyo somaliland ciid wanaagsan sanadkan kiisa ku gaadha khayr
Umalkhayr cabdilahi magaalada jabuuti
Umalkhayr Cabdilahi - November 28, 2009 5:48 pm
waxan fursadan qaaliga ah ee ay nasiisay saylac.com aad ayay ugu mahadsan tahay waxan halkan tahniyada an leehay ciid mubaarka kulu caam wa antu bilkhyar dhamaan muslimiinta aduunka oo dhan gaar ahaan bulshawaynta reer awdal,salal iyo gabiilay ,
khaas ahaan borama iyo ardaydii jaamacada Eelo Ameican unniversirty .
c/risaaq saleebaan ibraahim ,cabdle ,ibraahin yesterday ,c/fataax iyo dhamaan class oo ah D compuer science iyo maamulka jaamacda ,
sahal nuur cilmi Ireland {DUbiln}
sahal nuur cilmi - November 28, 2009 7:03 pm
asc anigoo ah mustafe cisman guul waxan halkan kasalaamaya marka uhoraysa hooyaday nuuriya x.c/lahi x.ismacil walaalahay shabcan cisman guul degan cisman guul c/wahab cisman guul iyo dhaman eheladayda iyo qaraabadayda iyo asaxaabtayda oo kala jooga boorama yurub amerika iyo wadamada carabta gar ahan imaradka magalada dubey iyo bahweynta saylac.com waxan idinku dhaafayaa dhaman tiin kulu caam wa intum bikhayr insha allah
mustafe cisman guul - November 28, 2009 10:42 pm
A/rashiid ali ismail Austria
Asc marka hore ciid mubaarik kulu caam wa antum bikhayr shaqaalaha saylac.com waxaan halkan aan uga timinayaa ciid mubaarik dhamaan dadka muslimiinta iyo dadka somalida oo dhan garahaan dadka kasoo jeeda gobolada awdal iyo salal gaarahaan umadii borama oo dhan waxaan kale oo aan leehay ciid mubaarik kulucaam wa antum bikhayr famaligayga oodhan kuwa somaliya iyo dibadaba kukala nool garahaan
1) abahay cali ismaciil ducaale 2) hoyaday deeqa cumark cadaawe iyo walalahayga 3)cabdiqani cali ísmacil 4) bare cali ismaciil iyo muna cali ismacil iyo kuwa kasii yar oo dhan waxaan kale oo aan ciid mubarik leehay sxbadayda qaliga ah khadar bidixle iyo cabdisalaan dayib cumar jirde khadar dayib maxamed ali iyo macalimiinta iyo ardayda dhigata jacamada cumuud university oo dhan
waxaan leehay CIID MUBAARIK KULU CAAM WA ANTUM BIKHAYR ciidaa ciideeda ilaahay ha inagu gaarsiiyo khayr iyo barwaaqo
A/rahman ali - November 29, 2009 10:55 am