Jaliyada reer Somaliland ee degan gobolka Minnesota ee cariga Maraykanka oo tacsi u diraysa shacbiga somaliland

11/21/2009 3:57:00 AM

Inaa lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajacuun
 Minneapolis(Saylac.comn)- Jaaliyada Somaliland ee degan wadanka Maraykanka magaalada Minneapolis waxay tacsi murugo hawasda umarinayaan geerida Marxuum Xaji Qasim (Wasiirkii hore ee Macdanka ) Waraaq tacsida ay dirayaan oo saylac.com soo gaadhay ayaa waxay u qornayd sidatan:

 Anagoo ah Jaliyada reer Somaliland ee degan gobolka Minnesota ee cariga Maraykanka waxaanu tacsi u dirayanaa xukuumada, shacbiga Somaliland, ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagay Marxuun Qaasim Sheekh Yuusuf Ibraahim oo ahaa Wasiirkii Macdanta iyo Biyaha oo dhawaan ku geeriyooda dalka Sacudiga isagoo gudanaaya waajibaadkii Hajka.
 
Anagoo kala ah
 
Said Salah Ahmed
Mohamud Hassan Wacayse Saygoon
Ali Warsame Ibrahim
Ibaraahim Haji Muhumed Aye
Osman Idiris
Mohamed Hussien Farid
Hassan Yonis Abdilahi
Abdiwahid Sheikh Osman Qalinle
Mohamed Abdilahi Awliyo
Mohamed Abdilahi Shiine
Hassan Yey
Abdihakin Said
Adan Amin Awil
Sacad Ismail Samater
Abubakar Hamud
Hussein Wadaad Yare
Ismail Nuh
Ali Samater
Ibado Geele
Ahmed Jowher


Leave a comment
Name (required)
Mail (will not be published) (required)
Website

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Plugin by: Free Online Movies