Archive for November, 2009


Dhegayso: Dhalaanka reer Borama ee Hay’aduhu waalidiintooda ku dirayaan ayaa ka masuul ah?

11/30/2009 11:43:00 PM

caruur5Boroma(Saylac.com)- Lama soo koobi karo dhibaatada dhaqan biiska ah ee ay Hayadaha samafalka isku sheega ee ka dhex shaqeysta gobolada somaliland ay ku hayaan caruurta aan qaadhka ahayn ee ku dhaqan magaalada Borama. Horey waxaanu akhristayaasha aanu ugu soo bandhigney waraysiyo aanu la yeelanay dhalaanka maskaxda laga bedelay ee waalidiintooda lagu diray iyadoo loo marayo barnaamijyo macmal ah oo dhaqanka soo jireenka ah ee (more…)


Qasim Sh. Yusuf Ibrahim as I remember him

11/30/2009 9:09:00 PM


The multinational, Eastern Africa Standby Force Field Training Exercise began

11/30/2009 7:14:00 PM

forccesDJIBOUTI -(Saylac.com)- The multinational, Eastern Africa Standby Force Field Training Exercise began Nov. 29 with an opening ceremony in Djibouti. The historical exercise brought approximately 1,500 troops, police and civilian staff together from 10 Eastern African countries working side-by-side for the first time.

(more…)


Ethiopia thrash Djibouti with 5-0 goals

11/30/2009 7:01:00 PM

Ethiopian team delighted with their win

Ethiopian team delighted with their win

Djibouti(Saylac.com)-Ethiopia have moved to the top of their group at the Cecafa Senior Challenge Cup after 5-0 win over Djibouti in Nairobi on Monday.The two teams were locked at 0-0 at half-time, but the Ethiopians unleashed their strikers in the second period.

The match was the opening game for both teams in the group stages of the regional (more…)


Caruurta agoonta iyo darbijiifka oo Somaliland gaadhay heerkii ugu sareeyey ee tariikhda la ogyahay iyo dawlada Somaliland oo iska indhatirta baahida caruurta agoonta.

11/30/2009 5:41:00 PM

Xarunta agoonta Burco

Xarunta agoonta Burco

Burco(Saylac.com)- Inta tariikhda la ogyahay lama arag tirada dhalaanka ah ee darbi jiifka ah oo u badan agoonta waalidiintoodii waayey ee ku dhaqan gobolada somaliland.

Magaalada Hargeysa waxaad ku arkaysaa darbi walba wakhtiyada habeenkii caruur safsaf u jiifta gidaarka darbiyada dhismayaashaya ka dugsanaya roobka iyo (more…)


Madaxweynaha Somaliland oo soo saaray War-murtiyeed ku saabsan Maalinta Aids-ka Adduunka by Siciid Cadaani Mooge

11/30/2009 5:22:00 PM

M/ Rayale

M/ Rayale

 Hargeysa (Saylac.com)-Madaxwaynaha JSL  Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu Maanta  Soo saaray War Murtiyeed ku saabsan Munaasabada Maalinta AIDSka Aduunka ee 1/12/2009 kuna began  bari oo Salaasa ah.
Madaxweynuhu isaga oo ka hadlaaya Cudurkaa afaada ee AIDS-ka, waxa uu yidhi,Sida lawada ogsoon  yahay Cudurka AIDS-ku waxa loo aqoonsadey aafo culus oo heer caalami ah oo aan ku ekayn xuduuda, Midab, caqiido, jinsi iyo da, gaar ah balse wada saameeyay (haba kala (more…)


Baadigoobka Ugaadhii Somaliland

11/30/2009 5:14:00 PM

Baadigoobka Ugaadhii Somaliland

awdalBorama(Saylac.com)-Socdaal dheer oo qaatey sadex maalmood ayey shabakada saylac.com ku samaysay dhul baaxadiisu dhan yahay 400KM oo isku soo wareega kuna yaala gobolada iyo Selel. Ujeedada socdaalka ay shabakadu samaysay waxa uu ku wajahnaa baadigoob ay saxaafadu u gashay bal sidii ay wax uga ogaan lahayn Ugaadhii dhulkan ku (more…)


International Engagement with Somalia workshop by the U.S. Institute of Peace

11/30/2009 4:32:00 PM

(more…)


Dhegayso lix suxufi oo somaliland ah oo logu xidhay madaarka Uganda

11/29/2009 10:54:00 PM

lixda suxufi ee laga celiyey Uganda

lixda suxufi ee laga celiyey Uganda

Hargeysa(Saylac.com)- Lix weriye oo ka kala socda warbaahinta kala duwan ee
Somaliland, ayaa maalintii saddexaad ku cadilan garoonka diyaaradaha
Addis Ababa, ka dib markii ay Khamiistii la soo dhaafay u ambabaxeen
shir-saxaafadeed ay Nairobi ku qabanqaabiyeen (more…)


Ciidamada Isbaahaysiga geeska Africa oo shan casho dhoolatus uga socon doono magaalada Jabuuti

11/29/2009 8:25:00 PM

 >>Daawo: (more…)


Plugin by: Free Online Movies