Comments on: The legacy of Somaliland traditional treatment is fading away due excessive cutting of Trees

By: hoodhiye
waxaan xasuustaa horaantii sideetamaadkii markaan BORAMA joogay in maalin gaws ii soo baxayay aan ka seexan waayay xanuun awgeed. waxaan u sheegay adeerkay. wuxuu yidhi ina keen. waxaan tagnay meel u dhow qabriga sheekh cali jowhar oo markaa ahayd meelaha ugu cidhifsan magaalada. dhulka ayuu ka soo gooyay geed markaasi dhulka ku dheganaa oo aan sidaa u muuqan. meeshu waxay qarka ku haysay xabaalihii qabriga sheekh cali u dhawaa. waan xasuustaa markii aan calaliyay ayaa iigu dambaysay xanuun. hadaba su’aasha dadku is waydiinayaan waxa weeyi hadii geedihii sidaas oo kale ahaa ay sii dabar go’ayaan yaa ka masuula. waxaa ka masuula hadaan ka jawaabo dadka sheeganaya inay yihiin hogaamiyayaasha reer AWDAL. waxaanan qabaa inay tahay waxa kaliya (haday garanayaan)ee la maamuli karo ee loo xilsaari karo dadka aqoonta leh ee BORAMA jooga. sida gabadhaasi XALIIMO CABDULLAH. waxaan rajaynayaa in la daba qabto intii laga gaadhi karo. haddii kale reer baadiyuhu asxaan u samaynmaayaan dhirteena. waxaana halis ku jira mustaqbalka bulshadeena waayo noloshani waa taxane midba mida kale ku xidhan. waxaan u baahanahay FICIL IMIKA MAAHA HADAL. Inta ALLAH ina siinayo dawlad SOMALIYEED.