Comments on: Shir sanadeedkii ururka ARDAA oo ku dhamaaday guul +Sawiro

By: Abdirashid mohamed
salaamu calaykum.

Waxa haboon in danta guud iyo qabiilka la kala saaro, qofkii aqoon leh, karti wax u ku qabankarana ilaahay siiyay hadii loo dhiibo urur in qabiilkee uu ka soo jeedaa lagu mashquulo mahaa, hadii wado la dhiso ama garoon kubadeed dadka manaafacsanayaa noqonmaayaan qabiil kaliya ah e samaroon oo dhan ayaa ka fa’iidaysandoona. Markaa dadka arintan rakhiiska ah danta guud uga tagayaa waa maan gaabiin, anigu sida aan u arko ururkan ardaa waxan filayaa in uu dan guud uu ka shaqaynayo ee una qoysas gaara uuna wax u qabanayn. Kolay samaroonku dhaliil ayuu leeyahay oo waxa ka maqan danta guud taasina waa ta gobalka ay dagaan ka dhigtay gobalka ugu liita arliga somaliyeed/ somaliland. Markaa maanta hadii la helay urur mideeyay ururadii kala duwanaa ee midba gaar u ordaayay waa nimcad soo koradhay oo mudo bulshada samaroon ay ku fikiraysay waxanad moodaa in odhaahdii odhanaysay ( gadabuursi way kasaana ma karaan) laga baxayo.

Gabo gabadii waxan ku talinlahaa in qof kastaaba taageero ururkan u kacay in baylahda dhulkii hooyo taala uu daboolo.

wabilaahi tawfiiq.

By: Cabdikariim Maxamed
salaamulaahi caykun dhaamtiin waanu u riyaaqnay dhawaqa ururka iyo aaraahada wacan ee ka soo ifbaxday wanan aamin sanahay inay horseedi doonaan hurumar iyo wadajir usoo hoyata umada reer awdal iyo salaalba waana loo baahan yahay ururkan umaduna waa sugaysay somali aqoonyahan kasta tolkii ayuu uhiiliyaa maanta haday aqoonyanadii gadabuursi garteen umadooda inay garab galaan waa midh dhaamaan gayigu soo dhawaynayo una sacabo tumayo guusha hortale inta ka dib waxa jira dad cayayaana oo qabiilna matalin lakiin xumaanta ku naaxa sida ninka hadal la wareegaya ee wargaysaka harwo looga yimi maqaal xumadiisa dadkoo dhami waxa ay mareegtada harawo dadku uga gureen war aan nuxkiisa la aqoon oona ku fadhiyin xigmad iyo aragti fog mida aan ku fadhiyin oo malinkasta uu soo dhigo wargayska waana loo daayay ina maqaal xume meeshii beenta iyo munaafada uu moodayo inuu rayaale lagu dilayo hargaysa haduu gadabuursi yeesho urur siyaasiya oo ka madaxbanan xukuumad ku sheega ina riyoole ku qawlaysto oo yarkan ahmed la baxay ee indhoolka ahi meelkasta oo gadabuursi iskugu yimaado uhaysto in ina rayaale la neceb yahay waad lun santahay adeer ina rayaale cid nicibi ma jirto ha na wareerin ee umada aayaheeda ina rayaale oo maqaar saari noqon maayo adiguna dadka marin habaabin maysid ee tolkaa gala inta ay goori goortahay hadii kale cid kuu joojinaysa ma jirto wabilahi tawfiiq

By: suaad cansharaar
from saada canshaharaar

shirkii waan ka xumahay in aanan ka qeybqaadan. laakiin internatka ayaan idinkala socday. si fiican oo sharafle ayuu u dhacay. dhamaan beesha samaroon ayaan salaamayaa iyo ciddii nabada jecel oo dhan,iyo dhamaan dadweynaha ka tirsan ururka ardaa.

By: siraad ottawa
salamu calaykum.. salan ka dib waa guul usoo hoyadatay reer awdal ilaahay ARDAA  ha ka dhigo kii dhibta reer awdal wax ka qaban lahaa inta khayrkood is dhameyey  ee dalgal meelwalba ka socdo somalia bay ku fikirayan inay dhulkoodi iyo dadkoodi wax u qabtaan lama waayo xabad macaarid ah oo wanaaga dadka ka soo horjeeda sidan kan harowo wax ku qora ee cali  faarax sita wuxu muuna xishoonayn horumarka dadkoodu gaadhay miyuu quudhi wayay muu isla yaabo .. kuwa sidiisa u hadla wa kuwa nolosha ka dhacay ee ninka hala soo badho sida uu u nool yahay  inu shaqaysti iyo inu welfare qaato wa bilaahi towfiiq,,,

By: sucaad
asalamu calaykum marka hore.marlabad waxan u jawabaya ninkan sita ahmed kaahin ee sidii cali hindiyo u hadlaya. dhagayso ahmed kaahin ama hindiyo afdheer oo bilaa macni ah baad bulshada kula dhex wareegaysa danahaga la qabsada intad shaqo aan cidna ku diran ku wareertay.. reer awdal waa mid waa bulsho baladhan isna jecel adoo kale oo afdheer  waxba looma wayayo cidlaad ku dhamatay,lisen anaga joogna ottawa shirkana ka qayb galay ilaa 8.30 aroornimo ilaa 12 habeenimo shirna ana dhex joogay waxan arkay dad is jecel oo  isku xiisooday oo iswada dhunkanaya oo kala baaday, wax kala qaybsan anigu maan arag gadabuursi waa mid meesha waxgaradkii phd holders  reer awdal baa ka hadlayey qiirada sacabka sawaxanka maad malaynayn meesha ka dhacaayay reer ottawa shaqo fiican oo ilahay ka abaal marin doono bay qabteen dhowr boqol oo gadabuursi ah bay quraac qado iyo cashaba u sameeyen .. waxan hore oo arag baa meesha ka dhacay waana ilahay mahadiii.. cadowga adoo kale ahna ilahay waxan uga baryaya inu xanuunka ku haya ka saaro ,, good bye

By: faadumo axmed kaarie
waad salaamantihiin walaalayaal axmed sh.faarax waanu ,uduceen habarcafaana oranmaayo wuu necebyahay ee gadabuursi oo dhan ayaan odhan waayo ninkii hasoo jeesta dan guud waa gun,meeshana habarcafaan kuma badna waxa meesha maamulka hayaa boqolkiiba 95 waa makaahiil laakiin wanaag wada, dadka kalena waay ku raacsanyihiin.

waxa xumaanta wadaana waadad gaara oo dangaara wata sida axmed iyo qaarkaloo badan laakiin waanu u duceenaynaa.

By: faadumo axmed kaarie
salaamu calaykum waxaan salaamayaa sayalac.com oo sifiiac iyo daacadnimoda ka muujiyo dalkeena ,noogana soo warama, mida kale waxaan la yaabahnahay maxaa axmed kaahin ka siya waxuu ku sheekaynayo waa maxay, anagaa joonay shirka sifiicana wuu u dhacayna ilaahayna sidaa ha ,ugu wado dadkeenu way,inoo baahanyihiin, uma baahno doqonimo, shirku si fiicanbuu u dhacay, aqoon yahaangadarbuusi wuxuulahaana kama maqnayn, hurumana waa rabaa ee dadka dibisocodka jecel ilaahay ha soo hadeeyo.

By: Ahmed Kahin
Waxaan magaalada Toronto kaga tegnay dad aan ku jiro, si aan u soo hubino ama u soo ogaano siyaabaha uu u dhacayo shirk ARDAA ee magaalada Ottawa, Canada, kaas oo ay ku kulmeen qaybo ka mid ah Jaaliyadda Reer Awdal ee Waqooyiga America. Markii aan gaadhney magaalada Ottawa bishu markay ahayd 4 July 2009, halkaas oo dad ama oddayaal badan nagu soo dhaweeyeen. Waxaan wax yar ka dib helay warkii ka dhacaayey magaalada Ottawa habeenkii ka horaysey shirkaasi.

Waxanan markiiba ogaanay in dadweynaha reer Otawa ee ka soo jeeda Awdal iyo Salal ay aad iyo aad ugu kala qaybsanaayeen tegi taanka shirkaasi, sababtuna ay tahay siyaasada uu ururkani huwan yahay iyo sida hogaanka ururkani yahay.

Kadib waxaan go’aansanay in aanan shirkaasi aanan ka qayb galin. Waayo, waxaan ogaanay kala qaybintii uu ku riday sanadkii hore magaalada Toronto inuu ku ridaayo dad weynaha reer Otawa. waxaana la naga marti qaad (Barbeque), kaas oo ay noo fidiyeyeen dadkii Reer Ottawa ee gaashaanka ku dhuftay inay ka qayb galaan shirkaasi, laakiinse waxaan isku daynay inaan dusha kala soconaa siyaabaha uu u dhacaayo shirkaasi, waan sedan soo socota:

Horta shirkani wax go’aan guud ah oo uu huwanaa may jirin, qof kastaaba wax buu soo diyaarsaday oo ka hadlaayey, wax dan guud oo uu huwanaana ma jirin. Waxana ugu wacnaa dadka maamulayey oo aan daacad ka ahayn danta guud, balse watay u jeedo iyaga u gaar ah. waxay dad weynaha Reer Ottawa sugayeen in madax iyo xubno cusub la doorto oo ururka lagu wereejiyo, taasin may dhicin. Waxaa meesha ka dhacay wax aan macno badan lahayn, una badnaa sida ay noo sheegeen dad joogay meesha shiku ka dhacayay khudbado dhaadheer oo dadkii dhegeystay ay ku tilmaameen “Hadal Haan Ma Buuxsho”.

Haddii aan nahay dadkii ka tegay magaalada Toronto, waxaan mahad celin u diraynaa dadkii iyo odayaashii sida wanaagsan noogu soo dhaweeyey magaalada Otawa.

By: samatar Juvo Mici Dheer
Asc  Dhamaan   bulshada Inta Xalaashaa Intaa kadib Waar Horta Ninka Axmed Sheekh La yiraah Ee Harowo Warka Soo Galiya Cuqdada Intee Leeg Ayuu U   Hayaa Habar_Cafaan,  Walee  Marna Waxaan Is Iraahdaa Waa Hido Uu wato marka Taariikh sooyaalka aan fiirino oo dhaxal awow ah ,   Markaa Ninkan Waa Ceebaynayaa Samaroon Ama Jibriir yoonis  una Maleyn maayo Inuu Jibriir Yoonis yahee  Waa Qaybtii Ka midka Ahayd Ee Jaahil Yoonis ee c/raxmaan Aw Cali Suldaanka U yahay bal u fiirso Hor marka Dadka Awdal iyo Dadka ururka Ardaa oo uu ku leeyahay  Waa urur Habar_ Cafaan Samaroonkii Kale waxba lagama Siin Wuxuu Wadaa Nacaybkii uu aabihii sheekh ku soo bur buriyey  ururkii Wadaniga ahaa ee  reer Awdal   SDA    Abahaaa Ayaa    SDA  Iyo  Xansharo Xasad La daba socdey adigu waad ku soo dhalataan  filayaaa waar bal ila fiiriya maqaalkan  tolkooow intii   jecel hore marka iyo wanaagsa SHEEKH SAMAROON SICIID DAUUD CALI BINU ABI DALIB ,     Inuu yeesho talo  gooniya iyo Boqortooyo gooniya Hadhow inaku haban isku dilneee dhexdeena

War Bixin: Shirkii Isbaahaysiga Ururda Macaaradka Qurba-jooga Awdal ee Ka Dhacay Magaalada Ottawa, Canada, oo Ku Guul Daraystay in Baaq Midaysan Laga Soo Saaro.

maqaalka gala oo akhriya dhamaantii  wabilaahi towfiiq

By: dhagaxliqe
runtii waa shir aad u qiimo badan shirkaasi maanta kadhacay kanad aad ayaanan uugu faraxsanahay waxayna indhahaygu qabteen inay ku jiran aqoonyahanadii samaroon ee ilma samatar mise anaa u qaatay waxan idin leehay samaroonow guul for ever