Qaylo dhaan uu Xildhibaan Axmed Yaasiin, oo soo maray Degmooyin ka mida G/Awdal..
07/1/2009 12:33:00 AM
Boorama(saylac.com) jun,30,2009. Xildhibaan Axmed yaasiin sheekh Cali Ayaanle ayaa Baaq Qaylo dhaana oo xaga abaaraha u Diraya Hayadaha iyo Dawlada S/land, siiba wasaarada Beeraha.
Xildhibaan Axmed Yaasiin, oo soo maray Degmooyin ka mida G/Awdal ayaa ku arkay Abaar Baahsan Biyo la,aan iyo Ayax ku dul nool dhulka Beeralayda ee Degaanada Awdal cid ka buufisanaya waayay
Haloo soo Gurmado Dadka awdal ee abaaraha iyo ayaxu iskugu Biireen.

scw
marka hore waxaan salaamaya salaan sare bahda saylacnews.com siida sharafta leh aay nogu soo guudbeeyen war saxafaayedki xildhiiban sheekh axmed yasiin sheekh cali ayaale sidaa runta bakhaas uu soo diray xildhiibaanka in aay dawladda wax ay ka qabaata in ay ku banaan tahay wareysiiga uu siiyey sh,a,y,sh,ayaale
allaah wax laweydiista
illaahow umaadaada ugargaar
amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
xamaraawi
sweden
cabdicasiis /xamaraawi - July 1, 2009 10:40 am