Dhegayso kulankii Kaawaanka Hilibka Boorama ee FAO D/Hoose Boorama iyo Gudida Boodhka

07/5/2009 8:03:00 PM

Wakiilka FAO Mudane Cabdi Rabiile Good

Wakiilka FAO Mudane Cabdi Rabiile Good

Duqa magaalada Borama C/Raxman Shide Bille
Duqa magaalada Borama C/Raxman Shide Bille

kawaan4


Comments

  1. salaamulahi waa mid meesha taala daryeelka ama nadaafada xerodhiigta wax lagu qalaa waana qorshe bad baado caafimad run ahaantii u ah umada gayiga gabi ahaanteed waanad ku aamantihiin qolayaha uu ugu horeeyo duqa magalada boorame cabdi shide bile ee hawshan iska xilsaaray iyo ku soo agaasimay arinka kan ee uhawlgalay, mida kale ee jirtana waxa weeye kuwa qala ee loo samanayo xerodhiigta inay nadaafada ka shaqeeyan oo ayna qal oo ka qaado ka dhigin siday awal uhaan jireeen inta ay neefka qalaan meesha ayku qalana may nadiifin jirin ee ay hilibka uun ga rari jireen waana in kormeer ay dawlada hoose u samaysaa ilaaliya oo qofkasta meesha uu wax ku qalo uu nadiifiyo hadii uu kaga tagna la ganaaxo si ay hawshu uwada hirgasho oo ay xerodhiigtu mid tayo leh unoqoto wabilahi tawfiiq

    Cabdikariim Maxamed - July 6, 2009 1:33 pm

Leave a comment
Name (required)
Mail (will not be published) (required)
Website

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Plugin by: Free Online Movies