Dhegayso :Gudoomiyaha qaban qaabada Orodka awdal Road Race Maxamed Maxamuud Cilmi (tonneau) oo aanu waraysi kala yeelanay Orodka qabanqaabada orodka Awdal Road Race ee Sanadkan 2009 oo dhawaan ka dhici doona Borama..

07/2/2009 4:33:00 PM

Maxamed Maxamuud Cilmi (tonneau) Dhegayso :Gudoomiyaha qaban qaabada Orodka awdal  Road Race Maxamed Maxamuud Cilmi (tonneau) oo aanu waraysi kala yeelanay Orodka qabanqaabada orodka Awdal Road Race ee Sanadkan 2009 oo dhawaan ka dhici doona Borama.. 
Borama(Saylac.com)- Gudoomiyaha qaban qaabada Orodka awdal  Maxamed Maxamuud Cilmi (tonneau) ayaa waraysi uu kagawaramayo qabanqaabada Awdal Road Race 2009 ee Borama oo dhici doona bisha soo socota ee Aogust 12 keeda maalintaa oo ku beegan xuska maalinta dhalin yarada Aduunka siiyey saylac.com.
 
Awdal Road Race GroupWaxa kale oo uu gudoomiyaha qaban qaabada Orodka awdal Road Race  uu xusay markii ugu horaysay ee ay bilaaben Orodka awdal oo ahayd 2004, waxaana keenay fikirkaa kayd  Mudane Askar oo ka mida Qurba jooga Reer Awdal oo degan dalka Canada.
 
Waxa kale oo Gudoomiyuhu ugu baaqayaa in ay tartankan Orodka ka soo qayb galaan Dhalinyarada gabayda ama Heesta, abaal marina la siin doona hayadaha caalamiga ah waxaaan ugu baaqayaa inay ka soo qayb galaan qabashada Orodka Awdal oo la qaban Doono Bisha  8aad 12 keeda ORODKA AWDAL 10km
 
meelaha ka soo qayb galaya Orodka awdal ee soo gaadhay Codsigoodu gudida u qaabilsan Orodka waxa dhalinyaro ka timid jabuuti salal gabiley Hargaysa Jigjiga iyo dhamaan Degaamada G/awdal
 
Waxa kale oo gudoomiye maxamed habbalyo u dirayaa kuna dhiiri galinayaa Dedaalka ay la garab joogaan qabsoomida Orodka sanad walba Qurba Jooga Reer Awdal,iyo Shirkadaha Telesom Telcom, Dahabshiil, Shaba,  dawlada Hoose Deg/Boorama, Wasaarada Sportiga iyo Dhalinyarada S/land iyo Ururka Wadaniga AYODA.
 
Guulaha laga Gaadhay samaynta iyo qabashada Orodka awdal waxaa ka mida ah ayuu yidhi Gudoomiye maxamed. in ay soo baxeen rag dhalinyar oo reer awdala oo maanta hogaanka u haya meel ka mida Geeska africa sida Jabuuti waxa hogaanka u qabtay Orodyahan Ayaanle, oo ah nin ka  mid ahaa dhalinyardii sanadki ugu danbeeyey ka Orday Awdal, Ayaanle oo u gudbay heer caalami kana qayb galaya orod ka dhacaya talyaaniga, waxa kale oo ka mida  orodyahan Shirwac oo soomaalinad xidig u ah.
 
warka oo dhan ka dhagayso saylac.com

Dahir Axmed Jirde
Borama
Somaliland


Comments

  1. salama calaykum waa raxma tullahi waa barakatu
    horta marka horesa waan idin salamayaa dhamaantin inta kadiib waxan salamaya sigara mr mohamed mohamoud elmi oo anuu asxaab ahayn muudo dheer .Mohamed (tonneau)saxiib waan kuu farxay warkan aan websitagan kaa akharistay waa runtii hawl aad iyo aad uu mihiima sibahaan dhalinyarta iyo guu ahaan bulshado dhaan. Waaxa kaloo meshaa kushira waa weeye iin bulshada diib loo nooleyo sii ay koor ugu qadaan cafimadkoga iyo siday uga hortagi lahayeen dhaqan xumida (eg: sida shaad cunista iyo sigar cabida iyo qarkalo badan).
    Inch’allah waay gulaysan doonta ee halga kaka waad.
    WAA SALAMA CALAYKUM

    ahmed - July 2, 2009 5:24 pm

  2. Hadii ay qabyaalad ahaan lahayd waxan hubaa in halkan la buuxin lahaa. Eeg reer awdal, halkay ka taageeri lahaayeen horowmarkan, mid kaliya oo saaxiib nimo usoo galay baa wax ku qoray. wake up xinlooyin

    horumar - July 3, 2009 8:13 pm

  3. waad rayi fiican tahay laakiin reer awdal oo dhan ha isku darin dadku in xun iyo in wanaagsanba waa leeyihiin. marka aad cid dhaleecaynayso waxaad tidhaahdaa dadka qaarkood ama badhkood ama badidoon.
    mahadsanid

    toljecle - July 3, 2009 10:46 pm

  4. borama waa horumarkak somaliland waxan leeyahay hanbalyo halkaa ka wada, dee fikirkasta oo aad keentaan wuxuu faaiido u yahay dhamaanba shacabka, kana waa shay muhiima waayo wuxu number one faaido u yahay caafimadka, nmber2 waa profession xaga aduunka, number3 dhalinyarta ayuu u samaynaa maaweelo wanagsan oo ka fiican kan ruwaayad.
    ah aiyo jaadka iyo wixii la mida, waayo kuwaas waa danbi xaga ilahay kanise waa khayr, waayo jidhka caafimadka qabaa ayay ka timaad maskaxda wnaagsani.
    all the best.
    viva borama

    ahmed - July 4, 2009 4:24 am

  5. ok wa ariin wanagsan waxan aad u salaamaya saxibkeyga qaaliga ah maxamad tono wa nin geesia o dareen cafimad huwan sxb waan tageerana orodka si buxda ah
    bay

    cabdi sacad - July 4, 2009 8:49 am

  6. sawb
    salaan kadib waxan aad u salaamaya dhamaan shaqsiyaadka ka shaqeeya xogta war isgadhsiinta saylac .com
    oo noqotay ceel ay ka cabaa dhamaan dadka daneeya waraarka nocyadooda kala duwaan.
    aniga oo ku hadlaya magacayga idris farax oo ah agaasimaha orodka awdal road race waxan kalee oo aan ogeysiinaya in qof walba oo daneeya orodka hay ufurantahay inu ka qaybqato oo aw diwaanka isku qoroo ka hor bisha july dhamaadkeega .
    hadaba hadi aad rabtii in ad is diwaangeelisoo ka la soo xidhid email ka hoos ku xusan
    awdal_road_race@hotmail.com

    maxamad ciid - July 4, 2009 9:19 am

  7. idriss farah Your comment is awaiting moderation.
    July 4th, 2009 on 9:19 am
    sawb
    salaan kadib waxan aad u salaamaya dhamaan shaqsiyaadka ka shaqeeya xogta war isgadhsiinta saylac .com
    oo noqotay ceel ay ka cabaa dhamaan dadka daneeya waraarka nocyadooda kala duwaan.
    aniga oo ku hadlaya magacayga idris farax oo ah agaasimaha orodka awdal road race waxan kalee oo aan ogeysiinaya in qof walba oo daneeya orodka hay ufurantahay inu ka qaybqato oo aw diwaanka isku qoroo ka hor bisha july dhamaadkeega .
    hadaba hadi aad rabtii in ad is diwaangeelisoo ka la soo xidhid email ka hoos ku xusan
    awdal_road_race@hotmail.com

    Leave a Reply
    Click here to cancel reply.
    Name (required)

    Mail (will not be published) (required)

    Website

    maxamad ciid - July 4, 2009 9:21 am

  8. idriss farah Your comment is awaiting moderation.
    July 4th, 2009 on 9:19 am
    sawb
    salaan kadib waxan aad u salaamaya dhamaan shaqsiyaadka ka shaqeeya xogta war isgadhsiinta saylac .com
    oo noqotay ceel ay ka cabaa dhamaan dadka daneeya waraarka nocyadooda kala duwaan.
    aniga oo ku hadlaya magacayga idris farax oo ah agaasimaha orodka awdal road race waxan kalee oo aan ogeysiinaya in qof walba oo daneeya orodka hay ufurantahay inu ka qaybqato oo aw diwaanka isku qoroo ka hor bisha july dhamaadkeega .
    hadaba hadi aad rabtii in ad is diwaangeelisoo ka la soo xidhid email ka hoos ku xusan
    awdal_road_race@hotmail.com

    Leave a Reply
    Click here to cancel reply.
    Name (required)

    Mail (will not be published) (required)

    Website

    idriss farah - July 4, 2009 9:24 am

  9. Mr. horumar. waad qaldan tahay ee reer awdal kama hadlaan qabiil, iskuma raacaan arin qabiil inkasta oo ay jirto koox yar oo had iyo la soo boodaa qabiil,
    reer awdal waxaan jirin oo laga dhigayo wax kuma seegaan waqtigooda, ummad mustaqbalkeedii laadlaaado, oo orodo iyo ciyaaro lagu baraarujinayana wax laga hadloma ahin, waxaa laga hadlaa waxii beesha horumar u keenaya… jaalle hadalkaas hagaji… indhana fur,
    una fiirso sida wacan ee ay uga hadlayaan dhiirigelinta dhaqaalaha , dhismaha dalka, siyaasadda, dhaqanka, caafimaadka, wadooyinkla, ceelasha, xoolaha, beeraha, duurjoogta,iwm…
    mardambe ha la shir iman hadalkan qalooca jaalle…

    Dr. A. Barkhadle.I (waraabe-cadde) - July 4, 2009 11:27 am

  10. walaalayaal dhamaan aad iyo aad ayaan idiin salamayaa intaa halkan ka dhibatay figradooda waxan aad ugu faraxsanahay orodka laga qabankabiinayoo awdal oo ah meshaa an ugu jecelahay mel lagu noloda calamka awdal
    waxan kaloo aad usalamayaa maxamad toneau aad ayaan kusalamayaa sxb halka kaga hayaa
    qore axmad muse ducaale.vive awdal and salaal

    ducaale sancaa - July 5, 2009 7:06 pm

  11. wan ku faraxsanahay in la helo rag u fukiraa wadankooda dhinackasdaba tasay ugu horaysoo sportiga on ahay waliba anigu tobabaree dhismahaa daadka oo an waliba xooga an sarnoo dhalinyartaa si ay uga helaan aragtii ficaan aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay waxyabaa badan ee dhirii galainayaa dhalinyaartaa

    colhaye saanca - July 5, 2009 7:19 pm

  12. scw
    waxaan salaamaya marka hore bahda saxaafadda saylacnews.ururka aydho markaan wax aan ka sheego guud ahaan isboortiga gobalka ma waxaay ka dhiigeen qabiil isboorti ma ahaa qabil ee waa isbooti isku daara kubadda cagta iyo baaskeedka i.w.h
    mamuulka ururka ayodha garaamada waxba kama khabato ma ahaa isbooriga jiidka dheer ee ka baxaa borama ku daraan koobka in aad dhigtaan sida kubaadda cagta

    allah mahad leh
    xamaraawi
    sweden

    cabdicasiis /xamaraawi - July 7, 2009 11:51 am

  13. ok aad baan u salaamya mrs xamarawi
    aniga oo ah guudoomiyaha orodka awdal road race
    waxan ku ogeesiinaya in hidisaaha qabaanqaabada iyo maal gashigiisaa ayoda hay ka madaxbanaatahay
    waayoo anigu waxan ahay macaalin re jabuuti oo xagaaga soo gaadha wadal waxan hawsha igu weheliya dhamaan asxaabtayda ku sugan france-canada iyo usa
    marka anagu waxan ku soo darnay gobolka isboortiga orodka marka adiga iyo dhamaan axsaabtada hadi had dareen jaceyl isboorti dhab ka yahay ku soo daraa isboortika laamihiisa kalee
    sxb aad baan ku salaamaya wayoo wax isku sheegu wa dawo gratos ah
    by
    maxamad maxamuud (tono)

    maxamad tono - July 8, 2009 8:21 am

Leave a comment
Name (required)
Mail (will not be published) (required)
Website

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Plugin by: Free Online Movies