Munaasib Isku Jirta Tacsi iyo Duco, lagagna hadlayay Taariikh Nolaleedkii Marxuum Cabdi Hasan Buuni oo maanta lagu qabtay Ottawa.

06/14/2009 5:02:00 PM

ducoOttawa(Saylac.com)Waxa Maanta oo Sabti ah isugu yimid Jaaliyadda Reer Awdal iyo salal ee degan Magaalada Ottawa,iyagoo ka tiirayasan  geeridii naxdinta lahayd ee   ku timiday Marxuum Cabdi Xasan buuni, Waxa ugu horeyn  Ayaado Quraan ah ku furay Maxamed Dahir. Ka dib waxa  halkaasi tariikh nololeedkii marxuumka si qoto dheer uga hadlay Jaamac Cismaan, waxana uu sheegay in aan tariikhdiisa oo aad u balaadhan marxuunka lagu soo koobi Karin malin iyo labo ama kulan gaaban oo mar la isku yimiday. Waxa uu ahaa Marxuum Cabdi xasan  qof had iyo jeer ka shaqeeya nabada iyo isku soo dhawaanshaha ummada. Marxuumku kaliya ma ahayn siyaasi ee waxa uu ahaa Ganacsade weyn, waxa uu xusay in aan marnaba la buuxin Karin kalintii uu ka baxay Alle ha u naxariiste marxuumku.

duco3Intaasi ka dib waxaa halkaasi loogu  duceeyay marxuumka. Waxaan tacsi looga diray Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Cabdi Xasan buuni . Ilahayna waxay uga baryeen in uu Janadii Fardawsa ka waraabiyo amiin

duco6odayaasha halkaa ka soo qayb galay waxaa ka mid ahaa.
1-X. Cumar Cabdi Cige
2-Eng. Cabdikarim Cige Guuleed.
3-Dr Maxamed Nuux
4-Isamail Geele (Ismaciil shukri)
5-Muuse Nuur
6-Suldaan Axmed Yuusuf
7-Jaamac Cismaan.
8-Maxamuud Barre.
9-Harawe SH. Cumer Good.
10-Rashiid Cumer Madoobe.
11-DR Maxamed X.Taani
12-Rawax Good
13-Rashiid Luftaanza.
14-Mustafe Cabdi Xaaji
15 Cabdikariim Daahir Bile.
16-Muxumed Obsiiye.
17-Geesh X. Qaasin.
18-Sahra Aw Xasan Habane.
19-Cuwaado Jibriil Jiilane.
20-Nimco Aadan Ciise (nimco xaali).
21-Caasha Daahir Cilmi.
22-Caasha Aadan Ciise.
23-Rashiid Cabdi Bakaal.
24-Ibraahim Wiqiyo.
25-Maax Muuse Kaahiye
26-Abib Obsiye
27-Rashiid Aw-nuur
28-Saleebaan Yuusuf Bakaal 

iyo dhamaan dadkii ka soo qaybgalay oon halkan lagu soo koobi karin.
by-Rahiid Cabdi Bakaal.
isakbakal @hotmail.com.
Ottawa  Canada.


Comments

  1. ilaaheey ha u naxariisto marxuunka marxuunku wuu mutaysnaa in meelkastoo gadabuursi aay joogaan in loogu sameeyo munaasabadahan oo kale reer ottawana aad bay ugu mahadsanyihiin.
    salaamu calaykum

    iidle warfaa - June 15, 2009 12:43 am

  2. Maanshaa allaah. wajhakum bi ay…….
    Waar yaadaheen , Maxaynu is qaldaynaa.
    Ma tacsibaa , mise waa hub siimo in uu dhintay
    halyaygii ugu dambeeyey xeebjire ay isleeyahiin,
    munaafiqiintan habar cafaan ee meesha isugu timiday
    Waar maxaad qaldaysaan wiilashan xeebjire ee aan waxba
    ogeyn ee jooga waqooyiga mareykanka….
    Ma waxaad qaldeysaan in ka mid ah gadabuursiga aan
    wax ogeyn ee idin moodaya inaad tacsi dhigeysaan
    Waxiinu ma sheikh muuse horuu u dhintay ee kanna
    hubiyaa in uu godgalaybaa…maxaad dad aan wax ogeyn qaladeysaan oo aad indhaha biyo iskaga shubeysaan.
    Allaa maxaad lunsantahiin, xeebjire geesi kama
    dhamaanayo ee bedelkoodii labadaba way dhasheen kii
    ku dhiman iyo kii ku naaxiyawba…………….
    Dad badani wey la yaabayaan hadalkaygan , ee waa
    waayo aragnimo aan u leehay ragan meesha fadhiya kuwa
    ugu gadhka waaweyne ee dadka qaldaya…..in wacani wey ku jirtaan dadkan meesha isugu yimid ee raali,ha
    noqdeen, maxaa yeelay, waa uun seddexwajiilyaasha kali
    Rawax iyo wiilasha yaryar ee meesha ka muuqda waxaan
    leehay, iyaan turub la idinku ciyaarin ee iska jira…
    ilawsha dhawaa ma umulbaa ayaan maqli jirey…..
    ujeedadeydu ma ahin wax kala didi ee waxaan qaadan
    waayey rag hore hadal u xidhnaa oo maanta iska yeelye-
    elaya wax aanay aheyn……

    A. Brakhadle. I(Waraabe- cadde) - June 15, 2009 8:37 am

  3. salumahi dhaman akhristayaasha saylac.com aan ku xijiyo dhamaantood jahliyada awdal iyo salal ee ka booryoyo diiqaya geerida wasiirkii xidhiidhka qolayaasha somaliland cabdi xasan buuni alaya raxma waad ku mahadsan tihiin sagootiga aan ku tasiyayseen geesiga ka baxay awdal iyo salalba dhamaantood dhinaca kale akhirstayaasha xumaanta iyo naxliga faafiya ee ay ka mid yihiin dr toorku sheegan ina barkhadle labaxay ee qormakasta oo aanu aragno balaayo la hoos fadhiya waanu leenahay ka waan tow xunaanta iyo naxliga aad wareegjisid had iyo gooraale xeeb jirena adeer waa madaxda habar cafaan habar cafaan adeer wayba ku faantaa ee adigu qabiilkaga ka hadal iyo arimaha kuu yaal ha ku rafan hadalka ka hadal wixii wanaaga inta aad qormakasta xumaan la hoos wareegayso miigananta duniduna ayay ku marin haabinin wabilaahi tawfiiq

    cabdikariin Maxamed - June 15, 2009 7:58 pm

  4. waad wada salaamantihiin saylac news iyo dadka run sheega ah.waxaan wax ka yara oranlahaa hadii munaasabad lasameeyo iyo hadii kaleba marxuunku ma soo noqonayo ee laakiin way fiicantahay in la xasuusti siyaasiinteena, ceebna maaha dadkoo dhan ayaa wada xasuusta ,oo ceebmaaha laakiin waxaan odhan lahaa ninkan dhakhtarka isku sheegaya ee meesha ku soo qoraya aflagaadad jooji.
    tii hore eed soo qortay arinkii quljeed ka dhacay 50sano ka hor ayaad halkan waliba intaad wax ku dartay beena aad halkan ka sheegtay ood tiri rayaale taasuu kadaba taaganyahay marxuunka sida loo aasayna waa d aragtay oo madaxwayne rayaale wuu ka soo qaybgalay si fiicana waa loo ,aasay, markaa waxaan ku leehay drku sida uu uhadlo ama wax u qoro u qor hadii kale dadka cuqdad ha kala galin, anigu marxuunku adeerkaybuu ahaa ilaahay ha u naxariisto habarcafaana waxba haka sheegin hadaanad ahayn afkaaga hayso, sharafbaymudan yigiin habar cafaan oo gadabuursibaa u,og marka xanuunka dadka kala fariiso.

    canab - June 15, 2009 8:38 pm

  5. waad salaamantihiin waxaana salaamayaa saylacnews walaal waxaan mahad gaara u soo jeedinayaa dakan reer ottawa jooga ee xasuusta u sameeyey marxuunka siyaasigeenii waynaa aad bay u mahadsanyihiin, laakiin
    waxaan wax yar oranlahaa ninkan DRka isku sheegaya ee ina waraabe cade layiraah kal fadhiiso qurunka aad gadabuursiga aad kala dhexwado waan ku ogahay,waxaad
    samayso iyo waxaad ku jirto ee fadlan habarcafaana waxba haka sheegin gadabuursina waxba kamasheegi kartid, hadii adigu aad xasuus u samaynwayday dhalinyarta wax usamaysay cudurka aad qabto ha qabasiin, hadii kale walaahi waxaad tahay eed gadabuursiga aad dhexwado ayaanu soo cadayn.
    salaamu calaykum

    ugaaso - June 16, 2009 1:30 am

  6. saylacnewsna aad bay ugu mahadsanyihiin ninkasteba ra,yigiisa in aay soo daayaan cayda uun ha la,iska ilaaliyo side walaalkay geeljire ee caayaya habarcafaanta

    ugaaso - June 16, 2009 1:32 am

  7. Dhamaantiin waad salaamantahiin, hawlwadeenada iyo
    akhristayaashan reer awdal iyo salal waayo waa intii
    ay khuseyso arimahan webkani iyo waliba reer waqooyiga
    waxaan la hadalayaa walaalkay cabdikariim. anigu lama
    fadhiyo naxli iyo uqdad, ee waxaan la fadhiyaa naxwe iyo tusaaleyn, toosin, xaqsheeg, turxaan laaan , iyo
    waliba aqoon isweydaarsi.
    iyada oo aan ka shidaal qaadanayo dhacdooyinkii na soo
    ma ee aan waayo arag u ahey awgeed haddi aan sheegay
    seddexwajiilyaal aan mid ahayn oo aan laba aheyn, uje-
    edadeyduna tahay in aan utuso in uu qalad jiro, lana
    ogyahay, si ay isku toosiyaan, hadda akhirul cumri
    bayba joogaan ragga aan la hadlayaa ee, eebbena ay u
    toobad keenaa. cabdikariim, anigu kuuma sheegin cidda
    aan ahay, habarcafaanna ma eedeyn, eedna male. meel tol igaga cawdeyna ma dhacin,difaaca tolkana waxaan filayaa meesha aan joogo, ama aan joogi jirey in aaand
    war u hayn, in aan kaga wacanaado ma ahinee kolaba iga
    gama aad horeyn… taariikh ahaan habeenkii la yiri
    boorame ayaa isaaqii iyo axmaaradii oo is wata iyaa soo galaey, aniga iyo cali jabaan( oo ina xasan mataa-
    n qabijrey)markuu yir boorame waan qabsanay yiri baan
    ahay IIDOOR ARAB- buu gumeysan jirey ee miyuu gumeysi
    XUNYAHAY..goobtaa waxaa fadhiyey isaaq oo dhan…hal
    gadabuursi kuma jirin…in aad i weydiisobay ahayd ee
    in aad hadalkaas ku jawaabto ma aheyb ee ka fiirso..
    Gabdhaneena canab iyo ugaaso… waan idiinku hambaly-
    eynayaa jawaabtiina aad ka soo bixiseen,qormadani iyada ah waayo iyo waliba si wacan eed u fikireysaan ba, dhankiina wax jawaab ah oo aan ka bixinayaa ma jirto haddii xaaji cabdi allaa ha u naxariistee uu aabbo , adeer, abti, seedi idiin yahay anigu idinkama sheegan .waxaadse dhexgasheen mawaadhiic aaydaan xaq-
    u lahayn oo rag ka dhaxeeya waana la hubsadaa marka
    hore, waana la idin qaldayaa ee ka fiirsada. gabdhaya-
    haw , wax tolkay ah oo aan kala qadayaanina ma jirto.
    iyaan la idin qaldin, warxumtashiilkuna inoo kala dab-
    qaadin, sixun u sheegna ha rumeysanina…. qoraalkan bay ku jirtay, dadka wax aan ogeynaw iga raali ahaada
    in aan ku darey…
    dhamaan tolka marka wax la toosinayo inloo qaato wax
    kala eri ma ahin, calool bukootay carab baa daweeyaa… uun bay uga tahay………la soco….

    A.Barkhadle.I(Waraabe-cadde) - June 16, 2009 7:05 am

  8. waxaamn mar labaad ugu soo noqday, oo aan la hadal la-
    yaa, waa saddexdan qof ee iska soo shuq yidhi hawl dadkii lahaa arkayo .iyo kuwii loo jeedayba…
    waxaa la yiri hadal aan yaa la oran, hadal ma ahin
    marka u horeysa qofka wax dhaleecaynayaa waa in uu
    is cadeeyeyaa sidaydan, ma ahin in uu hal magac ama
    laba magac oo dadka oo dhami isugu yimaadaan sheegto
    ee waa in uu yiraah dharaar yaa shamis, ama sida kale
    adin yaa bilaa….
    jaalle cabdikariim, xanuunkan aad sheegi ee tolka ku
    jira waad aragtaa ee miyaad ku cadeysid cidii qabta,
    mise intay kugu shubeen bay kaa dhawaajeen, oo ay ku
    yiraahden, ku qaadqaad waa miskiinee,adiga iyaa naxli huursan oo uskag ku jira ah, qoraaladana ha ceebayn ummad wax isku sheegeysa baa ku isdadafeysanee kaana wax garad san adiga iyo kuwan kaa dhex qaylyaya ee. lamana warwareegno hadalka ee waxaan cadeynna sidaa hadaba daar yaa shamis, nin tiisu cadahayna laguma nacasoobo, allahayaw iyaa uu sheega. haddise aad istidhi iyaan lagu garan iska dhig nasteexo, ma waad garanweyday hadal aan turxaan lahayn jeedi… markaad warkaaga cadeyso ee is sheegto bal aan..,ama wax is dhaafsankaraa, hadii kale inan gumeed is qarinaya ,
    hadalkiisu wuxuun buu ilaa mid yahay . dameerkan ku joogo dhuusadiisu maxay iga qaadi…….
    labadan gabdhoodh hadal duurxul aah , baa oran
    ma dooxi karo, lama dacwi karo gabdhahayagii marwooyinka ahaan jirey haddii ay yihiin. iyaan la idinka dhigin ushii ceelka lagu dayayey, iska hubiya
    hadalada , afkiina waxii ka soo baxaana iyaanay noqon mid idinku soo laabta, ma qumana hal hays la idinka
    dhigto, haddiise aad diidaan waxaan leehay.? …..
    codkaygan gariirayaad garateen, gundhatahay gaabanbaad garatee……. godooy………. ?…..
    ma gudbin, mana gaagixin, ma garanwaayin, waa gedeyd-
    eeniyee, garwaaqso gobyahay. gudoomshiiyee weeyaan…
    guntiina waxaan leehay. kuwii kale way gabaabsiyeen
    miyaa…?…..?…..?

    A.Barkhadle.I(Waraabe-cadde) - June 16, 2009 9:46 am

  9. ASC WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAANTIIN SALAAN KADIB WAXAAN LA HADLAYAA INA WARAABE CADE OO KU CAAN BAXAY XUMAAN IYO CUQDADA WAREEGTA EEE MAREEGTADA SAYLAC.COM WAXAAN KUGULA TALINAYAA HADALKA AAD KA U DACIIFKAA EE FAQRIGA INAA KA WAANTOWDO SOMALIDUN WAXAY HORE UGU MAAH MAAHDEY KOLAY WAANO DHALAD BAA KA ADAG HIDO IYO HADALKA FAQRIGAA IYO JINSIGBA LAMA BADALI KARO EE WAXAAN KU LEEYAHAY INA WARAABE CADOOW AMA AAN KU SHEEGAYAA BEEL WEYNTAN AAD MAAGTEY EE XUMAANTA DACIIFKAA EE HIDEHEE AAD WADATO KALA DHEX DHIGEYSO MIYAANAD OGEYN IN REERKAN TAFIIR KU LEEYAHAY ASXAABTII ILAAHAY RUMEEYEY EE CISMAAN BINU CAFAAN XUMAANTA HIDAHA IYO DHAXALKA AH EE AAD MAREEGTADA SAYLAC LA WAREEGTANA AYN WAX YEELI KARIN WAXAAN KUGULA TALINAYAA INA DR KU RIYOODOOW AMA WARAABE XUMAANTA XANBAARSANOOW DALAA DALAAA WABILAAHI TOWFIIIQ

    Samatar Juvo - June 17, 2009 6:18 pm

  10. salamulahi dhamaan akhristayaasha reer awdal iyo salal mar labad a barkhadle xumanta iyo naxliga ankugu sheegay waaka kaa soo if baxay markiiba eed labada bayd ee cabadka ah aad ku soo jawabtay labo eray oo aan ku idhi jooji naxliga iyo cudurka aad faafinayso naxwe iyo micno yarida kaa muqatana wax meel iskugu yimada maha hadalka muhiimkiisa hore ayaan kugu sheegay markaa waxan umaleeya inad afkaga hooyo sabool ka tahay ee kaadso cami aan ka gudbo inta
    waxan la hadalaya dadyawga dumar iyo ragba isugu jira ee beesha habar cafaan ee mareegtada ka hadalaya waxad kugu naanadaan waraba cade inaynu u bixino dr xumaan koriye ina warabe cadaw tix gabaya ayaan intaa kugu darayaa
    RAGU TUU KA HADHAY
    BAAD TAQAAN HEESTA LOO TUMA E
    DHAAXAY HABEENKII HURDADA KUGU HUJUUMEENE
    DHAXAAD ILAMADA HOORISEEN HODAN SIDEEDIIYE
    HOYADII KUGUURUHU MID KALE HOY MA GAYN KARO
    EE MAXAA HABAR CAFAAAN KAGA DANA HAWL GAB BAAD TAHAYE
    tixdaa inad ka faaiidaysto ayaan kugu soo gudbiyay
    waxana aad ka dheegato hadalada aad ku faanta ee aad magacawday qabiilo aan samaroon ahayna bayd gaabnimo aad udhalaytay ayaan aamin sanahay wabilaahi tawfiiq

    cabdikariim maxamed - June 18, 2009 11:20 pm

  11. waad wada salaamantahiin dhamaan akhristayaasha iyo shaqaalaha sedkanba, waxaan aad ula yaabay rag iyo dumarba dadkan weeraray diktoorka, isaga oo aan geysan wax aflagaado , fargalintana ku sameeyey aqoontiisa, ma cid buu shaqo weydiistay, cabdikareem
    markaad ku shegtay dr, xume, looma baahna in aan is xaqirnaa, gabaygUna meesha ma qabto, ee cinwaanku waa tacsi , gabdha habarcafaana waxaan leeha ha ukal eexanina ragga tolkiin ah ee ama garta qaada ama iska aamusa, tiktoorkuna wuu idinka gaabiyey sidaan ku aqaano hadaldiisa , mr. juvo. adiga laguuma dhigin hasaawaha ee lama jaan qaadi kartid nin ka aqoon sareeya, hadalaadana ka fiirso… haddii kale waan
    kula jeexjeex lahaa cinwaanka ayaa ah tacsi….

    ibrahim,adem - June 20, 2009 7:31 am

  12. Asc. waxaan salaamay hawladeenna saylac. com. waxaan kale salaamay akhristayaasha qaayaha le ee reer awdal
    iyo intii soo raacda. jaceb waaryaadaheen waar miyeynu
    is caruureynaa, mise sida bini aademka ayeynu wax is weydiinaa, Samatar juvo. ninkan la baxay ee magaciisa qariyeyaw markaa barato anxhaxa qoraalku leehay baa
    waxla qora, adiga ooney kuu bilaamney, haddii aad is
    tidhi wax qor dadkaa la weydiiyaa nidaamka qorista
    la iskama soo shuq yiraahdo ee waxay u baahan tahay
    barasho. halka ku andacoon in aan u riyaanayo drnimo
    iyo in aan ahay adiga oo aan aqoon ii lahayn in aad ka been sheegtaa, miisha ma taal, taas adiga iyey kugu
    tahay naaqusnimo, iyo jaahilnimo , caadna uusan saarneyn, waxaan kuugu jawaabay sidan.
    Maskax yare, masala xume, murama naagoodle.
    Micnahiyoo ujeedadii uu lahaa, muujin garan waaye.
    Masalooyin aan meesha jirin, meesha soo galiye.
    Mija yare, maqaal xume, mici dameeraadle,
    Maansooyin aan meesha jirin iyo marin habaabshaalee.
    waxaan ku leehay jaalle habarcafan, aniga i bari meysid, waan kaaga aqoon badanay, meel kasta oo aan
    joogey intii aan soo noolaa, waxaan u tarayna adigu
    u malayn maayo in aad tartay, haddiise aad kaadsan
    waydo adiga ayaa ka masuul ah waxii ka dhaca.
    MR.cabdikariim. jawaabta aan soo bixiyey waxaa u arkaa mid kaafi ahayd, halkaas hadalku taagnaa, ceebta
    iyo xumaanta aad igu sheegtay waa la iga xigaa ee
    oo macalin baan u leehay ah, ragga aan la hadlay ee
    madasha fadhiyey bay ahayd in aad weydiiso, in aad igu
    soo celiso oo aad xasad i marmariso maysan ahayn,
    Mr. cabdikariim aan kuu saxo magaceyga ina- waraabbe-cadde ma ahinee waa (waraabbe-cadde) marka
    Mr. cabdikariim, isma qabato Dr. iyo erayga xume ee
    kala reeb mid uun u daa, isagaa is micnayn markaas ee
    aqoontayduna ahin mid aan maanta leehay habarcafaan
    ha i doorato ama aan shaqo ku weydiisan ma.
    Mr. cabdikariim. nin haddii uu wax sheegtay in aad
    afka qabataa meesha ma taal ee in aad hubsato baa ku
    jirta meesha, adiga oo aan hubsan hadalkii aan ku bilaabayna, ama iska indha tiraya iyaad soo dirtay
    maqaal duurxul ah, kuma aan jawaabin ee waan ka gaabiyey maxaa yeelay war kugu soo laaban doona kor looma rido ayaa hore loo yiri. waxaanse ku leehay
    Dhankaan ka hadlay waa kaa cabdikariim , dhaafay hadalkii ee, dhinbiil iyo sidii roob xagaa dhabayacaalee, dhooqada ragii huursan jirey, yaan u duurxulay, dhaxaan wiglada soo hooroon , haybshay hadalkoodee,oon sidii horweyn loo galaday marin habaabsheeye…… Aflagaado aan habarcafaan ku sameeyeyna meesha ma soo marin hadii aynaan hada bilaabeyn , ceeb aan jirina in aad i marmariso ma taal cabdikariimaw, dulmi lagu igu sameeyey, oo aadan ogeyna in aad soo dhexgasho walalaw ma taal haddii aanay ku soo dirin ragaan la hadlay…..
    waxii ay ahaayeen ama ay ka qabeen ragga dhintay uun baan sheegay, ee ma waxay is bedeleen markay dhinteen
    oo ma anagey been noosheegayaan mise Illahay bay been
    u sheegayaan, ideyn waanu is ogeynee .
    Qof haddii uu wax sheegtona waa la weydiiyaa ee laguma kiciyo uun, aan wada hadalona waa aan heshiino
    yaa diiday markaas ma kuwn haweenka soo diraya baa diidan mise kan le, waar aan is cafino waxbaa inoo
    horeeyey… cabdikariim.. gartaada qaado….
    hana gefin, gar eexana ha galin…. wa waxii hodey tolkeen ee… nabadgaelyo

    .

    A. Barkhadle.I.(Waraabe-cadde) - June 20, 2009 9:41 am

Leave a comment
Name (required)
Mail (will not be published) (required)
Website

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Plugin by: Free Online Movies