Masuuliyiinta sare ee kulmiye oo feedh ku dhexmaray Huteel Imperial Hargeysa mawqifka ay kaqaadanayaan doorashada soo socota
Hargeysa (Saylac.com)-Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ayaa si weyn ugu kala jabay mawqifka ay ka qaateen xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee ku waajahan Xubnaha Komishanka Qaranka oo ay axsaabtu isku maandhaafeen qaabka wax looga badalayo.
Shir jaraid oo ay shalay Hutelka Imperial ku qabteen xisbiyada mucaaridka ahi markii uu dhamaaday ayay goobtii shirka jaraaid meel aan ka fogayn isku muruxsadeen Gudomiye xigeenka Kowaad ee Kulmiye Muuse Biixi Abdi iyo Wiilka awooda badan kahaysta Gudomiyaha xisbiga ee lagu magacaabo C/kariim Ahmed Xinif, kuwaasoo iskaga hor yimid shirka jaraa’id ee ay labada Xisbi wada qabteen oo lagaga hadlayay arimaha doorashooyinka.
Dagaalka dhex maray masuuliyiintaasi ayaa soo shaac saaray in Xisbiga gudihiisa ay ka jirto af-kaar kala duwan oo ku waajahan waxa laga yeelayo xubnaha komishanka wakhtigan taasoo la hadal hayo kooxo ka dhex jira Xisbigu inay doonayaan in lakala diro Komishanka, qolana ay doonayso in wax lagu daro halka kooxda kalena ay ku adkaysanayso inaanay wakhtigan haboonayn in la taataabto maadaama aan laga gaadhsiinayn sharciga in loo maro labada qodob ee hore.
Warar aanu helnay ayaa sheegaya in Gudomiye xigeenka Kulmiye uu kasoo horjeeday shirkii jaraaid ee shalay xisbigiisu kuqabtay Hotelka Imperial kaasi oo Afhayeeka Xisbiga Maxamed Kahir uu umatalayay xisbiga Kulmiye. Gacan qaadkan iyo goolaaftanka dhex maray masuuliyiinta xisbiga ayaa la sheegayaa inay la xidhiidho isku awood sheegasho xisbiga ka dhex jirta oo mawqifyo aan midaysnayn iyo kala jiidasho dhinaca awooda ahi ay mar walba ay ku talaabsato kooxi taasoo kooxda kalana ay ka cadhooto.
Iyadoo la sheegay talada xisbigu inay tahay mid dhinacyo kala aragti fog dhextaala taasoo sababta in mar walba lagu kala kaco ama la iskaga daba yimaado.Waxa sidoo kale jira rag miisaan culus xisbiga ku dhex leh oo aan mudooyinkii ugu dambeeyay lagu arag fagaarayaasha Kulmiye.
Somalilandnation
waar waxaasi waa been cad iyo dacaayad raqiis ah ee ha la joojiyo walahi riyaale wuu dhacayaa dooran dalka ragii lahaa ayaa u tashaday tashuushkii yaraa ee ku dhex jiray waatii la xaliyey dhawaan ambastor hotel hargaysa hogaaminta dalka waxaa lagu soo wareejiyo sideeda beelood ee walaala ah ee reer shiik isixaaq ee kamid ah laba iyo tobanka beelood ee somaliland ka koobantahay maan sha allah reer shiik isixaaq waa waa suuluuga somaliland silaanyo ha noolaado ha guulaysto kulmiye byyyyy kkkkkk
warfaa - June 17, 2009 8:07 pm
qaaq hadal qudhmuunaa xunka xunku dhalay ee waliba sideed beelood ku sheegaya carab laanka waar xishoo waxaagan siloon ee waliba caadifadaysani ee qabyaaladu madax martay
fucking warfaa - June 17, 2009 9:17 pm
warfaa waa lagu yidhi uune 8 sheekh isxaaq dhalay oo walaalo ihin ma jiraan, waana been. waayo laguuguma gabyeen abidkii isaaq inan ma dhalin gadhse mooyaane iidoorku iidooridii inanta weeyaane ifka sheegta aakhirana ways ku arki doonaaye. dhinaca dalka, adeer awdal iyo salal anaa leh hadaan samaroon ahay, sanaag iyo soolna daarood baa leh waxa soo hadhay tunka ku qaado. talo ad gaadhi kartaanna ma jiro oo maahmaah baa tidhaa: iidoor wuu karaa ee ma kaso. taasina waxa kaaga marag ah somaliland annagaa borama ku samaynay, markaad is wada disheenna annagaa idin heshiisiinay, haddana annagaa meesha haysanna, hadaan ka tegnana sidiinii ayaa is wada dili doontaan oo taladiinu waa tii la ogaa. markaa ” we samaroons are the brain and you iidoors are the body”. sida ula soco hooyana soo weydii hadalkaa iyadaa kuu sheegi doonta runtee.
mataan - June 18, 2009 3:49 am
inta hore ka dabageeyoo
calanka somaliland annagaa samaynay haddaan samaroon nahay oo muraad cabdalle ayaa sameeyey, heesta qaranka annaa samaynay haddaan samaroon nahay oo Allahaunaxariistee xasaan sheekh muunin gorod ayaa sameeyey – waa sidaa.
markaa maxaad tartaa
mataan - June 18, 2009 3:53 am
kkkkk waar horta heesta calanka alle hawnaxriistee isaga ayaa sameeyey laakiin waa lABEDELYAA DHWAAN OO WAXAA LAGU BEDELAYAA HEESTA CUSUB EE CALANYAHOW EE DHAWAAN LASMEEYEY CALANKUNA WAA KII SNM OO LAYARE ASTURAY CID ISDILAYSAA MA JIRTO FILIMKAAS HORAA LOO DAAWADAY ADEER MAAN SHA ALLAH REER SHEEKH ISIXAAQ ALLE HADAAYO DAROOD KAAD SHEEGAYSO WAADIGUU KU YIDHI WAA NAAS JIID IYO LUG JIID ODAYGA RIYAALE BOOSKIISII BOONDARA U BANEEYA IN DABAN BAANU IDIIN BIILINAYNEE ABTIYAAL XISHOODA M/WEYNE SIILAANYO M/WEYNE KUXIGEEN C/LAAHI SALYLICI RA,IISAL WASAARE CADAMI YAA ALLAH XADKA D JABOUTI OO LA XIDHAYO KKKKKK
warfaa - June 18, 2009 7:15 pm
AWDAL AYAAD SHEEGATAY INAAD LEEDAHAY IYO TUULADA CIISE EE SAYLAC SOOL ANAGA HAYSA OO DHULBAHANE IS DHALAY IYO WARSANGELI LAAKIIN OOGOOW MAROODI JEEX TOGDHEER OODWEYNE SARAAR SAAXIL HAWD SANAAG GABILEY MAANSHA ALLAH WAAR DHULKU BADANAA REER SHEEKH ISIXAAQ ALLOW ISKADAA SHEEKH ISIXAAQ BINU HAASHIM BINU CARBEED AL HAASHIMI
warfaa - June 18, 2009 7:22 pm
waaryaa warfaa isaaq ma tihid binu carbeed waa jeebkaaga adaa ku darsaday.
mataan - June 18, 2009 9:57 pm