Hambalyo ku socota MJ Cismaan Hindi

06/21/2009 10:00:00 PM

Cisman Hindi

Cisman Hindi

marka hore waxaan salaamayaa shabakadaha  ku hawlan  sidii ay dadkooda 
ugaadh siin lahayeen  wararka dalka iyo dibadiisaba. iyo dhamaan umada somaliland 
meel kasta oo ay dunida ka joogaanba dalka gudihiisa iyo debediisaba.
 
intaa hadaan kaga gudbo salaanta.
Anigoo ku hadlaaya magacayga iyo magaca gudoomiyaha 
Ururka Daryeelka Umada Gayiga                   
Jamhuuriyada Somaliland ee(UDUG)
 
waxaan hambalyo udirayaa Mj Cismaan Cabdillaahi Cigaal(Cismaan Hindi).
waxanaan hubnaa   inuu xilkaasi laguu igmaday  uu ahaa mid loobahnaa oo baahi
weyn looqabay Cismaan Cabdillaahi Cigaal Cismaan Hindi na uu yahay masuul kii xilkaa
 uqalmaayey, isagoo uleh  karti, khibrad  iyo waaya aragnimo buuxda.
 
waxaan leeyahay cismaan  cabdilaahi cigaal  waanu ku gu hambalyeynaynaa  anagoo
  hiil iyo hooba  kula garabtaagan.
 
illaahayna waxaan kabaryaynaan  inuu kuu fududeeyo    masuuliyadaa culus ee ad qaaday
  uuna ku gu guuleeyo.
 

ugudambayntii waxaan umada Somaliland aan  kula dardaarmayaa  in mid nimada qaranka la ilaaliyo, shakhsiyaadka tafaraaruqa  inalarabana  aynu meel uga soo wada jeesano.
 
Somaliland  hanoolaato
 Somaliland waa qaran iyo  iftiin ka baxaaya geeska afrika.
 
umada Somaliland ney tashada oo tafaraaruqa diida…….. diida…..diida.
 
 
by  Ahmed  Abdi
 
Gudoomiyaha  Ururka UDUG
 
USA


Leave a comment
Name (required)
Mail (will not be published) (required)
Website

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Plugin by: Free Online Movies