Hambalyo ay Jaaliyada Minnisota ay udirayaan boqor Sulayman Aw Cali Maasheeye oo dhawaan lagu caleema saaray Boon.
Hambalyo ay Jaaliyada Minnisota ay udirayaan boqor Sulayman Aw Cali Maasheeye oo dhawaan lagu caleema saaray Boon.
Annagoo ah jaaliyadda gobolka salal ee minnesota ee hoos ku qoran waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa boqor suleenaan aw cali maasheeye oo lgu caleemo saaray duleedka magaalada boon ee gobolka salal maalintii khamiistii ee june\18\2009 in uu ilaahay ka dhigo boqor dalkiisa iyo dadkiisaba iyo diintiisaba waxaanan leenahay ilaahay ha kuu fududeeyo xilkaasi….amiin……..amiin………………amiin…………
AHMED MOUSA DAHIR
MAHAMED ABDILLAHI [SHIINE]
HUSSEIN DAAHIR OBSIIYE
MAHDI MUUSE ISAAQ
MAHAMED ABDILLAHI [SHIINE]
XAAMUD AW CALI MAASHEYE
AMAAN HUSSEIN DAHIR
XASSAN SAMATAR [CALI KIRIIR]
WARSAME CALI WARSAME
ADAM NUUR MAXAMUUD
MAXAMUUD CUMAR XAAMUD.
Caleema saarka boqorka halkan ka daawo >>Boqorka gobolka Salal oo lagu caleema saaray magaalada Boon
BY AHMED MOUSSA YASIIN09@HOTMAIL.COM
waxa aan hanbalyo udirayaa boqorka g/salal boqor saleebaan awcali maasheye aniga oo ku hadlaya beesha yonis cismaan ee degan gobolka harawo deg.awbare magaalada lafaciise hanbalyo
maxamedc/raxmansh/muse - July 1, 2009 5:33 pm
Jaaliyada MANCHESTER ee Carliga BRITANIA Oo halkan tahniyad ugadiraya. Boqor dhawaan lagu caleemosaarey Magaalada BOON .
Boqor; SALEEBAAN AWCALI MAASHEEYE,,.
Caleemosarkaa oodhacay maalintii
khamiistii ee 18/June/2009
Ayaa halkan waxay ugadirayaan Hambalyo Iyo Bogaadi
Iyagoo kala aha;.
SALEEBAAN CABDI CABDILAAHI Iyo xaaskiisa
MAKO CUMER WABER, MAXAMED SALEEBAAN CABDI,
XAFSA SALEEBAAN,AXMED C/LAAHI JAAMAC,
SAMIIRA AXMED MUHUMED Iyo CAWAALE BARKHAD IYO
CARUURTIISA…
Waxaan ugu ducaynaynaa in uu ILLAHAY ka dhigo Boqor.
Dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisa Anfac.
waxaanaleenahay Illahay hakuu fudeydiyo xilkaas..
Amiin……Amiin…Amiin…Amiin….
Saleebaan Cabdi Cabdilaahi - July 1, 2009 8:17 pm
Saleebaan Cabdi Cabdilaahi
July 1st, 2009 on 8:17 pm
Jaaliyada MANCHESTER ee Carliga BRITANIA Oo halkan tahniyad ugadiraya. Boqor dhawaan lagu caleemosaarey Magaalada BOON .
Boqor; SALEEBAAN AWCALI MAASHEEYE,,.
Caleemosarkaa oodhacay maalintii
khamiistii ee 18/June/2009
Ayaa halkan waxay ugadirayaan Hambalyo Iyo Bogaadi
Iyagoo kala aha;.
SALEEBAAN CABDI CABDILAAHI Iyo xaaskiisa
MAKO CUMER WABER, MAXAMED SALEEBAAN CABDI,
XAFSA SALEEBAAN,AXMED C/LAAHI JAAMAC,
SAMIIRA AXMED MUHUMED Iyo CAWAALE BARKHAD IYO
CARUURTIISA…
Waxaan ugu ducaynaynaa in uu ILLAHAY ka dhigo Boqor.
Dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisa Anfac.
waxaanaleenahay Illahay hakuu fudeydiyo xilkaas..
Amiin……Amiin…Amiin…Amiin….
Saleebaan Cabdi Cabdilaahi - July 1, 2009 8:38 pm