Filim domucentary ah oo ka waramaya Xaalufka kaluumaysatada Canfarta iyo Yementu ku hayaan xeebaha salal
06/6/2009 12:14:00 AM
Filim domucentary ah oo ka waramaya Xaalufka kaluumaysatada Canfarta iyo Yementu ku hayaan xeebaha salal waraysiyo laga qaaday yemeniin, Masaari iyo Canfar kaluumaysato ah oo si bilaa sharci ah uga kaluumaysta xeebaha Salal kala soco maalmaha inagu soo fooleh saylac.com..
Runta hadaan la sheegin hadalku muxuu taraa (waa falsafada saylac.com)
waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay sida fiican ee saylac.com nogu so bandhigto xeebahayaga qaaliga ah iyo sida ay u rabaan inaa laga damqado xaalufqaadka lagu hayo waxanan kusii darayaa inay saylac.com noso bandhigto ciyaarihi iyo hidihii ay magalada ama saylac ay ku caan ahayd iyo waliba taariikhdedii ay qariyeen dadku iyado saylac iyo badaheegu ahayeen meelaha somaalida ugu taarikhda badan
wanaanad mahadsantihiin noona siiwada
salamucalaykum
omarsalax cabdilahi dugsiyee - June 6, 2009 10:03 am
dadku may iska celiyaan oo bada wada galaan iyagoo faashash sita sida reer boorame
abdirashid - June 7, 2009 7:11 pm