Dhegayso:Dhakhaatiirta Indhaha ee Kenya oo soo gaadhay Borama

06/8/2009 6:30:00 PM

kukuyo2Boorama(saylac.com) Jun,08,2009.Waxa Maanta 12 kii Duhurnimo  Soo gaadhay Boorama, Kooxda Dhakaaatiirta  KUKUYO EYE CAMP,waxayna dhakhaatiirta Indhaha u qaabilsan ee Kukuyo ka soo dageen Madaarka Diyaaradaha Boorama, ku yaal ee Aadan Isaaq. 
 
waxa soo dhaweeyay oo ka hortagay madaxda wasaarada caafimaadka G/Awdal iyo madaxda kale ee Gobolka Heer Degmo iyo mid Gobolba Iskugu Jirta.
 
waraysi saylac.com la yeelatay qaar ka mida madaxda caafimaadka, iyo Qaar ka mida Suxufiyiinta kala. ah, Gudoomiyaha wargayska Jamhuuriya faysal cali sheekh, Tifaftiraha wargayska Ogaal, Muuse Faarax Jaambiir.
 
kukuyowaraysiga dhakhaatiirta Awdal, waxa ka mida dhakhtarka Indhaha, Dr. Cabdi Cilmi Obsiiye, Isuduwaha wasaarada Caafimaadka G/Awdal,Cabdi daa’uud Muuse Yoonis, iyo Agaasimaha Cusbitaalka Boorama, Dr. Ismaaciil X.Muxumed Aye.
 
Kukuyo eye, waxay indhaha u fiiqi doonaan dad ka badan 300, oo qof kana kala yimid gobolada Dalka wadamada jaarka, waxayna joogi doonaan mudo shan cisho ah. sanad walba waxay Boorama yimaadaan laba jeer, sidaa waxaa Saylac.com.u sheegay Dr Obsiiye.
kukuyo4 
Dahir Axmed Jirde
Borama Somaliland


Comments

  1. Thanks for the KUKUYO EYE Team.

    Waranle - June 8, 2009 9:14 pm

  2. marka hore waxan aad ugu faraxsanahay imaatinka kukuyo aye team oo markasta yimaada magaalada boorama
    waanay mahadsanyhiin waxaanan markasta ka faaidaysta da aad ugu baahan

    khadar - June 10, 2009 8:16 pm

  3. waar adeer maxaa Boorama oo kaliya indhaha loogu fiiqayaa ma meel ardayda lagu tababraa oo practice ku qaataan
    adeer intii hore nagu filan ee dhulka kale u kaca dheh

    ruun - June 13, 2009 8:49 am

Leave a comment
Name (required)
Mail (will not be published) (required)
Website

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Plugin by: Free Online Movies