Dhegayso, xuska caruurta afrika oo laga xusay Borama
06/16/2009 7:35:00 PM





>>Dhegayso qaybta 2aad ee xuquuqda caruurta
Dahir Axmed Jirde Saylac.com Borama / Somaliland





>>Dhegayso qaybta 2aad ee xuquuqda caruurta
Dahir Axmed Jirde Saylac.com Borama / Somaliland
Plugin by: Free Online Movies
borama waa meeshaan ku dhashay waanan jeclaan jiray laakiin meeshii iyo dadkiiba wax wayn baa iska baddalay. waa meesha maamul xumada Rayaale xataa caruurrtii yaryarayd ay taabatay meesha ugu darani wadanka dhan waa Awdal ee caruur 15 ah amma ka yar lagu xidho. maalin dhawayd waxan arkaynay jeelasha iyo nolol xumada ka taagan, carruurta meesha sidaas ku xidhani runtii waa wax laga xumaado oo laga damqadaa waayo waa wakhtigii carruurtu dugsiyada ay dhigan lahaayeen, reer boramana ilaahay ha soo hadeeyo. agoon bay carruurtaasi u badan yihiin amma carruur dad danyar ahi dhaleen. ilaahay ina Rayaale iyo shaaroon ha naga soo ghaado, waayo ilaahay iyaga ayaa dalka ka taliya dadkanna ka masu’uul ah.
mataan - June 16, 2009 9:32 pm
mrka hore wxan umahad celinayaa saylac.com
mrka xiga waxaan jecelahay inaan ka hadlo maalintan laoogu magac daray caruurta afirca waxaan leeyhaya caruurta ku nool magaalada boorma waxa haysta dhibaato aad u xun ha ahaato kuwa darbi jiifka ah kuwa danyarta ah taasna waxaa sababtay maamulka xun ee lagu magaacabo somaliland oo habayaratee aan ka jirin gobalka awdal ee ay tahay dawlad reereed ka jirta hargaysa kaliya daahir rayaalana waxabaad u qabatay gobalka aad ka soo jeedo ayuu ka cararayaa tasina waxay noqotay mid caqabad ku noqotay nolosha reer badan oo dagan magaalada boorama oo aan noloshooda war loo hayn
khadar.com - June 17, 2009 1:33 pm
waan ku faraxsanhay sida wanaagsan ee laga xusay malinta carurta magalada borama runtiina waa arin ay iska kaa shadeen walaha bahada sayalacnews.com iyo dhalinyada AYODA, walalyaal wan inugo faraxnaa sida wanaagsan ee wadankiina waxa iga qabtaan siiba webaska saylacnews hadan nahay qoraba joogta reer awadal markaan shito computerka waxaan hore aan eegaa waa saylacnews maxad u eegtaa maaad ? waxaan u eegaa borama inay nabadeedii kor u sii qaado iyo walaalah dagan inay gamcaha is qabsadeen anigu hada borama waxaan ka maqanahay 9sano ayaan ka maqanahay waxan ka yimiday borama oo ciyaraha si fiican laga xiiseeyo waayo borama markii kubada ciyari jirnaya walaahi waa la isjecalaa hadana waa lawaa weynaday wana ka sii daran tahay sidii hore runtii waxan ka naxaa wlalahayga reer awada gar ahaan reer borama markan maqalo dhalinyadii ayaa soo tahariibtay oo dhimatay sidii geeridii naxadinata badanaday nagu dhacaday hadan markaan maqlo wlaahi meel ayaa i xanuunta waxaan odhan lahaa saylacnews waa inad samaysan topic ka hadala tahriibka oo malin u samaysan oo waliba ma ka rafoonka la dhexqadan magala xagay dhalin yaradu ubadantahay sida meelihii shaha laga qabi jiray sida hotelkii kulmiye oo waliba kaa dhaadhicisaan tahriibku wax u yahay manta waxaan calamka laga ogayahay inay yihiin dadka soo tahriiba aya yihiin reer borama iyo borco lama sheego kuwa kale ee waxa la sheegaa waa burco iyo borama malin ayaa waxa noo yimiday dr garboose oo yidhi waxan wax ka dhiga jaamacad camuud wlaahi markuu ka sheekaynayay wada waan ka naxay muxuu yidh waxa u yidhi hadad borama malin tagto naftu ku odhan mayso ku noqo waayo wax borama ka soo horeya yaad nacaysaa ayuu yidhi waxasi waa maxy waa wada isku xidha dila iyo borama wan kaqabgalay shirkii weynaahii ay qabteen walaha rer wadal ee tilifoonka ahaa waxan ahaa ninkii faa fiyay ee dhiliyarada borama ee jogta ameerica soo wada xidhidhiyay ee fadhiga ka kaca yiri wlaal hadii aad wadankiina wax u qaban waydan ayaad wax u qabanysiin shirkaas oo si fiican u dhamaday walal waa la sii xidhiidhi doonaa saylacnews
borama - June 17, 2009 3:12 pm
wallaahi dhallinyarada reer awdal ee innocent ka ah aad baan uga naxaa. dalkooga wey jecelyihiin, dadkooga wey jecelyihiin waanay dadaalayaan intii tamartooda Allaha daayee. laakiin waxa gabay madaxdoodii u talin lahayd ee usha u qaban lahayd. meeshaa borama ah war farxad lihi badanaa kama soo yeedho oo lagu hirtaa, dhallintii ciil baa ku wada gadhoodhay. waxay arkayaan wax qabad la’aanta Rayaale, waxay arkayaan dalkoodii oo maalin meel reer la siinayo, waxay arkayaan sida waddo la’aantu uga jirto dalkoodii iyo sida magaalooyinka kale loogu samaynayo.
dhallinyarooy, siyaasadda wanaagsan dadku wuu ku dhaqmaa horumar na wey keentaa dhan kastaba.
siyaasadda xumina way la hadhaa dadka iyo dalkaba.
maanta oo inankeennii – Rayaale talada dalka u gacanta ku hayo ayaa xaalkeenna Haddana Ilaaha waaxidka ahi ogyahay.
hadal iyo dan, anu ku ducaysanno yar iyo weyn ilaahow madax na ururiya oo daacad ah oo dadkayaga dhibaataysan dhibta ka saaro ilaahow na sii allaahu-ma-aammiin.
mataan - June 18, 2009 4:12 am