Dhegayso Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir Suldaanka beesha Ciidagale oo u jawaabay Suldaan Saleebaan
“Dawladu waa inay hubka xoog kaga dhigtaa Beesha Samaroon” ayuu yidhi Suldaanku isagoo si cadho ku jirto u naqdinaya hadaladii Suldaan Saleebaan shalay saylac.com u sheegay oo ahaa gabi ahaanba inay Beesha Reer Nuur ogolaan dooni go’aanka Ceerbardaale.
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir ayaa horey sanadkii inaga tagey u qaban qaabiyey mudaharaadadii lagaga horjeeday Gaadhi Riiga oo u socday degaanka Gabiley oo dadweynaha Hargeysa ku dhaqan si khaldan u fahmeen in Borama loo wado si uu ceelal biyo ah uga qodo ka dibna markii la ogaaday inuu gaadhiga riigu u socda Gabiley Suldaanku saxaafada ugu jawaabay si khaldan ayaa dadweynaha wax loogu sheegay waxaanan dadweynaha u sheegnay in gaadhiga Riiga ah loo wado Gabile ee aan la geynayn Borama.
Hadaba dhegaysi wanaagsan hadalada Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir .
yaa allah, waryadaheen meesha meel somaliland la yidha ma jirto halugu kala dareero maanta ayay bilaamantay waana bila nihaaya. cidi bal hubka laga qaado iyo cidi dhul laga qaado iyo cid ku macaashiba dibada ha u soo baxdee,
samaron robleh - June 9, 2009 8:00 pm
bal sidi u hadlay eega xayawaanku ,, galbeedow maxad ka sugtiihin bari hada..meesha halagu kala baxo..dhimasho iyo nabadba diyaar u noqda
samaron robleh - June 9, 2009 8:08 pm
Waxaa la yidhaa LUGUS waa sakhraan Isaaq waa ,waa jaahil waa beenaale.
Suldaan - June 9, 2009 8:10 pm
shalay bay ahayd markii waanala dilay waanala xasuuqay ay la hayeen ee somalida konfureed ay ka cabanayeen, ee dulmi ma rabno ay la hayeen iidoor,marka maanta siday ku keeneen markii gogol loo fidiyay ee dawlad lagadhigay ee madaxweyne aan siinay xukuma in ay doorbidaan in bulshaweynta facaweyn ee ku abtirsata dawladii ugu weynayd ee muslim ah ee soo marta geeska africa ,dadka ugu tariikhda dheer geeska soomalida oo ah dadka Samaroonka in ay dulmi iyo dhulboob iyo iigacmo xidhnaw ula imaadaan miyayna xita garanayn dulmigii waanalagu sameeyay ay la hayeen wixi ka dhashay..miyayna ogayn hadii dulmiga ay joogin wayaan in SNM Kale soo baxayso oo ahayn tii la hore balse ah Somaroon National Movement SNM cusub. bal xasuusiya nikan suldaan isku sheega ah inta
samaron robleh - June 9, 2009 8:32 pm
suldan hadanad hadal misaan lee ugu jawaben sul. saleban war saxafadeed lama bixiyo
sul. c/qadiir ma dafirsan tahay in 14 odey 12 kamid ahi issaq yihin???????
sul saleban hadalkisu waa bilowgii burburkii dawlada issaqland ee issaqo dib u heshiisin kale iyo dawlad dhisid kale diyar u noqda
asma - June 9, 2009 8:34 pm
suldan hadanad hadal misaan lee ugu jawaben sul. saleban war saxafadeed lama bixiyo
sul. c/qadiir ma dafirsan tahay in 14 odey 12 kamid ahi issaq yihin???????
sul. saleban hadalkisu waa bilowgii burburkii dawlada issaqland ee issaqo dib u heshiisin kale iyo dawlad dhisid kale diyar u noqda
asma - June 9, 2009 8:36 pm
WAAR NINKANI ISKA HADLAYAA WAA NIN WAALAN OO SAKHRAANA MA ISAGAA SAMAROON IYO SALAADIIINTOODA WAXKASHEEGI KARA WAAR XISHOO DHE DOQONKA
jaqaf - June 9, 2009 8:53 pm
WAAR HUBKA UU LEEYAHAY BOORAMA AYUU BUUXAA MA NIN SULDAANA AYAA WAXAA ODHANKARA OO AFKIISA SOO MARIYA MA ADAA ERGO GALIKARA WAADIGA SIDAA UHADLAYEE ´MA KAAGAN CUQDADAYSANBAA WAXMATALI KARA
CABDOO - June 9, 2009 8:55 pm
asalaamu calaykum marka hore waxan kusheegaya ina abdiqiadiroow suldan saleeban ma’aha suldanka guud ee samaroon ee waa suldanka guud ee beelaha reer noor ah.waxa kale oon wariyaha uu sheegayaa in dadka ugu salddanadda faca wyen in ay yihiin samaroon.aduguba suldan baadtahaye qadiyada labada reer maxad dhexdhexaad uga noqon wayday oo ad madaxdhaqmeedyada somaliland isuguyeedhi wayday.qodobka hub ka dhimista ee adkahadashay beelaha somaliland waxa hubkadhimis lagu sameeyay wakhtigii marxum abdirahman tuur adigu halkeed ku maqnayd markii samaroon hubkadhimista lagu samaynayay? halkha adkatidhi goaanka guurtida xukuumaddu xoog hakufuliso mawaxad uumalaynsaa haddii uu dhagaldhaco in somaliland nabad lagu caano maali?
Salma hasan - June 9, 2009 9:04 pm
bismilah
salaan kadib waxa maanta beesha isaaq socotaa in suldaakoodu idhaahdo waxa hub kadhigis lagu smanaynayaa beesha samaroon iyadoo cidamada hubka dhigista samaynayana ay yihiin cidan beesha isaaq ka socda ah taasoo noqotay isbidkii ugu herka sareeyey ee suldan isaaq ku hadlo. wa cajaib ithopian hubkadhigaya belaha hawiye ayan maqlaynaye kuwani ma sidaaso oo kele ayay noo qabsadeen, waxba muu rebane wixi talo ah waxay u talaa ninka dacada ahaa ee samaroon ee inta sanad hub iyo shidaal iyo dhaqale la samaysanayay hurday kasaa manta talo leh wan sugaynaa sida wax u dhacan. wale nin hurdaw halawday danta mantan fahmay waxa looga jeedo . salama dibad jooge garoonka 10 dolar usoo diraw
abdulah - June 9, 2009 9:08 pm
afnoolina wuu hadlaa iyna wuu ciyaa. Kan ma talo aragtida isaaq. Wali ma dhagaysan laakiin wuxuu odhan doonaan ogaa. CEELBARDALE WAALA XOREEYEY IMIKA WAA LUGHAYA TALAABADA LABAAD WAANA ARAGTIDA DUQAN WARAABAHA U EEG. ARKI DOONEEE
xoog - June 9, 2009 9:15 pm
kkkkkkkkkkkkk horta ninkan hadlayaa cod suldaanba ma leh waar sida libaaxii suldaan saleeban ayaa markad hadlayso dhulka lagaga gariirsiiya ama cod jileeca la lama shir yimaado
mida kale 12 beelood waa kuwee nin wayn oo suldaan sheeganaya oo been sheegayaa waa ceeb isku noqo oo baadhis samee.samaroon iyo isaaq wax dhafsan ee dhulmahante oo qayba ahayn ma garan se hadad adigi isaaq 9 ka dhigayso dadka kalena 3 k dhigtay waa ku kaligaa ayan ku yidhi suldaan isku sheeg
kulahaa beesha samaroon waa hubaysan tahay
”’MINGISTOW WAR LI’DAA HADMAA LA ISMA WEERARAY WAA WAREEDU WAA MAXAY”
samaroon inilama dagaalin waligiin KALIYA REER NUUR ayaad is aragteen lkn waxaa cadaatay maanta in reerka ilma sheekh nuur yoonis ay yhin rag raga oo wax tusay canaasiirta cabaadaysa walee ragaa reer nuur waa libaaxyo,
dawlad shaadh qabiil xidhan wan ka daalnay walee waa lagu kala bixi waxad wadan waa ninkay biyo ka daataane
ibraahin xasan - June 9, 2009 9:23 pm
waad salaamantihiin waydigaa arkaya ninkan sidaas ayey wada qabaan, isaaqu markaa waxa lamarayaa iminka in layiraahdo samaroonka ka gura hubka waydigaa maqlaya ee ka diyaargarooba.
khayre fanx - June 9, 2009 9:23 pm
suldaanku wuxuu yiri hubka dhigis halu sameeyo beelaha samaroon, hadaba suaashu waxaa weeye, ayaa hubka ka dhigaya belaha samaroon? ma beel baa beel hubka ka dhigta? ilayn waan arag nay cadaaladii somalilanta. sideen aynu isku aa minaa ilayn waxba iima ogolid, aniguna kuma aqoonsani waxaa tahay>
mahmed - June 9, 2009 9:38 pm
suldaan saleebaan waa sul daanka beelaha reer nuur, hadii uu kahadlay cadaalad xumada meesha ka jirta, ayuu ka hadlay, dadkuna wxay ahaayeen dad wada degen oo is yaqaana degaankuna imika ma abuurmin ee waligii ayuu jiray markaa inta la iska daayo tol jeclaysiga, cadaalad caadila hala sameeyo.
cismaan - June 9, 2009 9:53 pm
Weger adeer suldaan maxamed samaroon hubka dhigi maayee waxkale mahaysaa aduu se waxaad tahay reer nuur qayb kamida oo iidoor matihide iska daa aflagaadada oo aamus oo xishoo
axmedey - June 9, 2009 10:18 pm
hadaba waxaan layaabanahay suldaan maxamed oo la leeyahay suldaan saleebaan ayuu ujawaabayaa waar ma iyagaa nimankaasi isu dhig maba suldaan saleebaan waa nin haybad leh ee inaga daaya kanoo kale inladhagaysto maaha
jaamac - June 9, 2009 10:20 pm
suldan nin wayn ayaa tahay hadaana ladada misan uyeel aad gadhsiinayso isaaq iyo samaron ma sidas ayaa suldan ku tahay dhulna ka guura uun lamayidhaa ee maxaa xal ah ayaa la is way diiyaa hubka dhig
gulled and cabdirashid - June 10, 2009 12:27 am
somalidu waxay ku maahmadaa odhaqankeedu ku jira waar idaa cidna kuguma dayso ee aan isdayno ayaa dana ,waxaan ula jeeda ninkan weyn ee ilaabaa weyne la soo sirtgay isagoo suldaan sheeganaya gadauursi ubka digis halagu sameeyo walee caloosha isaaq wixii kujiray ayuu noo saagay ,gadabuursina mid ayaan leenahay anuu somaliland wax la yidhaahdaa majirto oraan u idhi ee aan beelaysi wax lagu qeysado qoraalo badan oo aan halkan ku faafiyey ayaa jirey mudo hore lakiin dheg jalaq waa la isiin waayee hubkadhigistaas oo sheegay ninkaas iska hadlay miyaan qaadanaa haaaaaaa ama mayaaaaaa jawaabtaas iyo ficilkeeda reerkeena gadabuursi ayaa looga fadhiyaa ,
kaahin - June 10, 2009 2:26 am
Waan salmaay dhamaan akhristayaasha.kuwan fikirka suuban, ka soo jeedshayba.
saxiibayaal, ninkii iidoor war ka sugayeyaw waa kaa kii ugu weynaa aad maqlaysaan hadalkiisii wa arin
iidoor ku heshiiyey, waana midhii goaankii ( SNM)ururkii xaraanta ahaa , xeerarkiisii in gadabuursi
hubka laga dhigo, ma hubaa inagu hadhay sawkuwii bee-
nta in noo sheegay ee yiri jamhuuriyad baan noqoneynaa
ee hubka dawlada aan u dhiibno, dawladiina waa taas aad aragtaan,
Niman u jawaabay suldaan suleeman oo ku qiiroonaya
netkan waan akhriyey, kuwo iidoor ah oo ku faardacayana waan akhriyey,siiba kan gabayga soo qaat-
tay , abtiyaal sedkiinii hore iyo sadaqadii qaataa…
gadabuursi haddii uu sadqadeysanayay xaraan ma ahin,
laakiin iyagu way dhilaysaneen, oo reerka ayna gabadhi
fakinka u jirin, reer jira ma ahayn.. taas wiilku wa
ilawsan yahay… waar waa ugaadhsanaanta aad miskaha
ka ibtilawdeen iyo inantan baas eed raguun la hor or-
deysaanee….kuwan anaga ah ee ku sheegi caadil qa-
atahan, suldaanka ee le miyaad odayo dhaqameed ururi-
sid wuu hordaa, iidoor ka dacwi oo iidoor u dacwi
miya arintaadu. ma taal wax dacwi ahi dhulna kuma kuma
soo ceshanaysid hadal waayo dawlad buuba sheegaya in ay gadabuursi hubka ka dhegto adna shirbaad sheegi…
suldaanku waa kii beesha ciidagale kiciyey isaga oo
aan hubsan riig alaabtii ka maqantahay oo iska jooga
gabilayna loo waday yiri kakacaay boorama loo wadaa
riigii, markii la yiri waa gabileyna waa lana qalday
ee joojiya mudaharaadka ma kaas baad warka sugi…..
wax la la yiraahdo soomaaliland oo maanta aan aqoon-
sanahay ma jirto… nidaamkeenu waa beeleysi, beel beel xakunta ayaynu nahay…
dibad iyo dalba waa in sida u degdeg badan loo sameey-
aa isku xir….. hana la bilaabo toosin…..
hogaanka ha qabteen ragii marka tolkood lala hadlayo
dhiiranaa… markay shisheeyaha mutaan heer marsaxum-
ooyin, markay sokeeyaha mutaan soo mutaxanooyin
mee rageedii, maaraha maxaa idhinka dhigey ….
sidaas iyo tol fiiq wacan…..
DR. BARKHADLE. WARAABBE-CADDE - June 10, 2009 6:08 am
waar samaroonoo walee anuu hubkayga waan sitaa dhexdhexaadii hadaad diiideen yaa kaaga futa xun aday kuudaran anuu ciidamadaydii 99 nine waan haysataa iam power reer xareed ma ifahantahay waxaad doontid samee anba diid ama doon i dont care adaykuutaalaa waxaad ka hesho
ina raage - June 10, 2009 6:29 am
bal wuxuu ku hadlay waxan sakhraanka ahisuldaan saleemaan halkuu ku yidhi suldaanka guud ee gada buursi baan ahay waanin cirka marsan
ahmed garaad - June 10, 2009 7:40 am
walee waa suldaan raganimo gadabuursi qoryaha hakagurina reer xareed baa kasooguri qoryaha qasab lama baryaayo idin ku inyar oo muda ah isku fasaxa walee reer nuur way yaqaanaan kulaylka xabada reer xareed reer nuur fudada ayay kaga wada dhacdaa markaywada baxsadaan diyaar garow waar yaa huushu xafajo dawarsiga ayay kaagadarayba waardwarasigiin waa lagaaxidhayaa awbaraad tagi
ina raage - June 10, 2009 8:02 am
salaamucalaykum waxaan marka hore salamayaa dhamaan akhristayasha sidaan haladiina kadheehanayo wali waxa inugu jirta aqoon la,aan idinka haysata isaaq waayo halka ay taagan yihiin iyo sidaad u hadlaysaan isuma dhawa hubka in laga dhigo samaroon waataad horay u ogolaateen ee aad waxwalba oo laydin soo hor dhigay usaxeexdeen waxaa ugu dhawaa ninkii saxeexay 13kursi waxaa ku xigay malintii gar adag habarjeclo tolwaa kuqashay ee rag kamida kuwa samroonka dheeganayaa dabaaldegeen markaa maanta waa ina waxwalba loo diyaar garoobaa isaaq waa dowlad dhinacwalbana waa ka hagarlaayahay ee samroonkiinaan kala socda meel aan haysan maxaad kaga hirtagi kartaan ee ajandaa maanta tas waxaa waliba dhiman iyada oo cadami lakeenaayo kursiga aad kulmiye karaadinaysaan dagaal qaraarna laynila galaayo maanta saroon waxa aqligiisu shaqaynayaa waa SULDAN SALEEBAAN KALIYA NINKALE MAJIRO tolow suldaankuna matolwaabuu noqon doonaa mise ragbaa imandoona waan eegnaa wali ragbay dhaw dhawdu udhici laadahay siiraanyo halkii uu radinayay haduu taabtay aska waa ninka kudhawaaqay go aan keeee waana isu laf markaa waxaad haysaan waan eegaynaa kala socotee hubkana dhiga ama isu taga oo keena lacag hublasiiyo sida DAHABSHIIL ee dhaqaalaha halkaa kubaxay keenay maanta car yaa nin ilahay abuuray oo ka dhiidhiyaya maanta mise xilbaad waayaysaan laguugu balan qaaday hebeloow ala maxaa ragbadan mididoodiii uusku jabtay maanta baro dadkaaga dhiigyeelo ragnimo iskabaadh halkaasay tagan tahay mooge garo wax
carab - June 10, 2009 8:09 am
waad idin salamay dhamantiin
waxay ila tahay bini ademku hadii aanu isagu karaamo isku yeelin cidna ma karaamayso samaroon isagaa karaamada iska qaaday markii qayba geed laguxidhay aanay aamineen dhalanteed iyo wax aan jirin oos/land la yidhaa waligeena la inaga toosi maayo ilaa aan noqono dad mawqif leh oo iskuduuban, u fiirso.qabaa,ilka samaroon dhinac kasta dad isku aragti ah ma yihiin,dad wax wada doona ma yihiin,dad wax isku ogol ma yihiin, u fiirso dhulkii samaroon, jibouti way tagtay,ethiopia hadalkeed daa oo awbare iyo lafa ciise waxaa ka talisa xabashi wax karaama ah na kuma lihin, intan solaiyana way ku daba jirtaa,oo dhinac walba waa lagaaga soo sinqayaa, marka waxaan ku talin lahaa bal horta hala fahmo mushkiladu meesha ay inaga haysato, waxaana haboon nin walba in loo daayo laguna taageero inuu aagiisa ka soo boxo siyaasad aahaan iyo raga nimo kaleba, waxaa ina laysay in nin aan meeshan waxba ka garanayni uu yiraa waanka talin ama waan ka hadli samaroon waxaa u haboon inuu nin walba meeshiisa ka soodhalaalo taasi hadii ay dhacdo waxaa soo laaban sharaftii samaroon.
dubad - June 10, 2009 8:16 am
Adeer Suldaan Maxamed, annagu ma nihin qabiil liita oo ay isku kaashan karaan inta joogta Somaliland, maanta anagaa nacnay Somaliland, haddii aad leedahay annagaa hub lanaga dhigay anna kaalaya oo maanta hubka naga dhiga, gudaafad ayaad wada tihiine, ma awoodaan inaad midh na yeeshaan.
C/qaadir Dugsiiye - June 10, 2009 8:17 am
Ma jiro qabiil Isaaq la yidhaa, ee waxa jira beelo Isaaq la isku yidhaa, oo aan waxba wadaagin. Wax ay heshiis ku yihiinna ma jirto, ta dhexdooda taalla ayaana ka daran ta innaga iyo beelaha aan jaarka nahay innaga dhaxaysa. Odaygan Ciida-galena waxa u taalla godobihii ay kala galeen Habar Yoonis, ismana soo gaadhno. Waalli ayaana u geynaysa in uu u jawaabo Suldaan Saleebaan. Samarroonkana waxa la gudboon in ay ciidammo beeleed ilaaliya danahooda yeeshaan. Waxanan ku talin lahaa in ay xoojiyaan Horyaal, raggeediina waa ay nool yihiin.
Ahmedweli - June 10, 2009 9:08 am
walaal dhamaan aad iyo aad ayaan idinku mahadnaqayaa intaa halkan ka dhibatay figradooda wad mahadasantihiin mantaa hadan nahay reer nuur cabsii nagamahaysyoo reer xareed cumar xalas ayaa ku filaanbaa walaalyaal
yemen - June 10, 2009 10:22 am
waxan aad iyo aad uga xumahay daad fidnadradinayaa markastaa oo diidaya wixii dantuu ku jirtay markaa in ay ciid un garatoo mahaa nabada lakiin in la isla fahmoo ayaa ficaan niina niin kama adkaa qofna ma jeclaa mel anu lahayn in u xoog ku qaato bal waxa is waydiin mudaan shirkan lagu qabtay kala baydh in u yahay isku diraa labada belood laka dhexdhigayoo ta ciidna kama qarsoona markaa haday garanwayaan daadka an is haynaa wixii tantuu ku jirtoo anaguna diyaaay ayaan u nahayn waxad u bahantihiin nabd iyo colaadbaqo
qore axmad muse ducaaale oo ah reer dillad
axmad muuse ducaale - June 10, 2009 10:30 am
scw
war baal dawooda suldaanka ciidagale wuxuu ku hadlaayo war maanta waxaanu nahay dawladda isku sheeg haduuba ku hadlaayo suldaanka ciidagaale maanta haddi la hiiraado ayaa ka macaashay dawlaaddan kumeel karka ah waa idiinka ayaanu leenahay ee kuma wanagsana sladaan saleeban wixii jiray ayuu sheegay ee adiga oo suldaan ah ayaad waxaad sheegeysa buraleyda borama ayuu yaala huub ariinkaas waanu kusoo dhadhicineynaa suldaanow haday xaladdu siidaas ay noqoto konfuurba way gubaneysa ee waqooyina ha guubto sidaas ayaad ka wada ee waxaa ka wanagsan hadada tahay suldaan soo hor fadhiiso suldaanka kale oo garama tasi ayey xalku ku jira
adiga ayaa cadeynayaa hubka borama buraheeda yaala waanu ku gar
scw
xamaraawi
sweden
cabdicasiis /xamaraawi - June 10, 2009 10:56 am
SOMAROOW NIN BAAD CEEB KU SHEEGAYSAANE MIYAYDAAN IS ARKAYN SIDAAD QABIIL DHAN UGU GAFAYSAAN. GOORMAAD ISAAQ AFKAAR KA QAADEEN MISE DUQAN BAA MURAAYAD AAD QALBIGOODA KA DAAWATAAN IDIIN NOQDAY. NABADI MA DHACDO DARIS KAAGA LA AANTII. HOROWMAR LAMA GAADHO DARISKAAGA LA AANTII.HANTI LAMA DHAQDO DARISKAAGA LA AANTII. ISAAQ IYO SAMAROON ISMA HAYSTAAN EE REER HALAS IYO YOONIS XAREED BAA IS HAYSTA. SHARAFTA HAYSKA QAADINA BILAA CALEEG. CAYDUNA MA FIICNO ILAAHBAA XAARAANTI NIMEEYEY SIDEEDABA.
xoog - June 10, 2009 12:28 pm
waaryaada Ilaahay ka baqda oo colaada joojiya. Dadkani dad kala maarmaya maahee, waa dad walaala ah oo is-dhalay ama isu abti ah. Waligeed beero iyo dhul waa la isu qabsan jiraye maxaa maanta colaada iyo carada intaas leeg keenay?
Dila - June 10, 2009 4:16 pm
asalaamu calaykum hadaan wax ka idhaahdo hadalka suldaanka waxaan u arkaa ay dharaar ciyay iyo isaaq u hiilis waxana ka dhacday odayga cimaamada ee malaha odaygu kolka uu asaasaq hadlayaa qori la dhigayaana ma jirtee hadaaba xabada la sii gashanayaa tanina waxay u egtahay burburkiii s.lanad iyo bilawgii awdal land
c.kariim muuse maal - June 10, 2009 5:01 pm
anigu ma ogalin waxay isaaq wadaan mana rabno
gaan kii la gaadhay sudanakan hadalay anaka waxnaga ma sarna wayo waa ilaka darmeeraad gawsaa xadhiidhiya ayay somalidu ku maah mahdaa markaas
kan iyo kii ka horeeyay labdaba adeer waa isku hadal waliba kani waxa ku darsaday habka halaga dhigo markaas marka hubka la dhigo ha ka qadano wadankooda iyo dhulkooda adeer ma rabno ee shakado waa qori caradii ee isaaqaw isa soo wada raaca anaku hadan nahay ba samaroon wan isku kal soonahay ee wixii awoodiina ah ee ad haysaan soo ban dhiga marba oday hadal gooniya noo yeeli mayo ee wan ka taashanay ee tashada oo qori noola yimada dhul aad qadataan xaasha ayay ka tahay
tuuti borama - June 10, 2009 5:05 pm
waar odaygu muu waalanyahay
12ka beelood ee uu sheegayo yaa tolow dhalay
meesha waxan ku ogaa isaaq gadabuursi daarood ciise iyo tumaal markaa inta kale bal muu noosheego.
dadkani wali isma baran ee wax isbaray ubaahan yihiin hadaanu dee odaygu isyeelyeelayn
Cabdale Farah Sigad - June 10, 2009 6:54 pm
Dagaaaaaalku waa inoo bilaamay, “Gardiid waa alla diid” ee garta qaata walaalayaal. Illaahay ka kabaqa, waayo dhulkani, dhul sinaba loo dafiri karo maaha walaalayaal.
Yusuf - June 10, 2009 6:59 pm
XOOG waan kaa qaadan lahayn waanada laakiin suldaankiinii ayaa sidaa u hadlaya ee maxaan kaa dhaba.
Midakale ilaa dhaaxa uun baan wax dhawraynaa laakiin waad nala garan laadihiin.
walaahi waxa kawanaagsan in wanaaga la isku fahmo majirto isaaq iyo gadabuursina nabadu waa uwada dan
laakiin reer sheekh isaxaaq waylo furtay uun bay sii noqonayaan
qofku waa in uu wax xeeriyaa waxna kafiirsadaa laakiin maaha in aad maxaad ku hadashaa oo aad tolkaa maqashiisaa uun tidhaa dani cidna uguma jirto colaad oo waa lawada ogyahay.
waxanan XOOGOW aminsanahay in Gadabuursi waxbadan inii samray tanise maaha mid loo dulqaadan karo
bal ufiirsada faqa udhaxeeya hadalka Suldaan Saleebaan iyo kan suldaan Maxamed.
waar cagaha naga dajiya reer sheekh isaxaaqow.
Cabdale Farah Sigad - June 10, 2009 7:06 pm
ISKA HADLOW INA IGIRRE:))))
JABKUBA WUXU KA DHACAYAA MARKA SAKHRRAAN KASTA LA YIDHAA WAA SULDAN EE WALIBA INTO LA DHAGEYSTO WAR LAGA QORO…..DADKA U MATALAYAA WAXA U WANAAGSAN IN AANU MAGACA KA DILIN KAN OO KALE.
GADHKA CADAADAEY CIRRO IYO HADALKU WAA INUU ISU MIISAAN NOQDAAN, HADDI KALE WAA IN LAGU AFBARAA SIDAA ILMA DHASHAY
Mohamed - June 10, 2009 7:22 pm
Hadalkan uu yidhi Duqu Isaaqbaa yaabay, umaba haysan in Buuraha dambee ee Borama uu inoo yaalay Hubkii Gaas Cawale iyo 26 aad qaybtii, hase ogadaan dadka aan walaalaha nahay ee Isaaq in aynaan iyga u haysan ee aan Somaliland marka ay qir gasho ku difaacayno sida hadii qabyaalad l cadaysto, suldaankana waa ninkii ka keenay Salaxlay Suldaan Saleeban ee M/weyne cigaal yidhi waar adaa afgarane soo kexee kuwan Ina C/qaadir, dee baaqigii H/awal ka hadhay ayu ka mid yahay ee dadkiisa ayaan ka sugaynaa jawaabtiisa, reer Gabilayna iyagaaba l yaabay Guurtida wax xukuntay oo yidhi waar sawkuwa sii laalay, caqligalba maahee intii ay nuugeen naaskii reer nuur ayaa qabatay iyo naaskii samaroon hooyooyinkood, weyna fhmeen nasjiidka bari ee is wata,
Isaaqbaa Yaabay !!!!!! - June 10, 2009 7:25 pm
waxaan doonayaa inaan lahadlo beesha isaaq waxaan leyehey isaaqow hadaad joogjin waydaan dhagahadalka waxa loo noqon 1991 beelkastaaba iskeed ayay isaga noolaan wax laisgu yimaadaan jirimayso waayo marka hore beesha samaroon kuma qanacsana NGO aad dawlad kadhigaysan ee aduunyadu dhabarka usii jeedisay waar hadaad rabtaan ina nabadaas la iskaga wada joogo hadalda aad wadaan beesha samaroon waligiinba way idinka aqoon iyo ilbaxnimo horeeyeen ee hamoodina inaad meesha wax ku haysaa ri gees karidimaysaan hadaad anaga na colaysatan taas ayaan idiin shegayaa
khadar - June 10, 2009 8:37 pm
Waar ina roobleh colaad aad wato wan kuu jeedna ee xita inaad commentskeyga iyo taa beesheyda delete garayso jooji gardaraada.
dhig inoo daato waad ku farxi laheyd waan kuu ogahaay ee maanta daggalka qaalinka socda ee laa qabso free speech ee jooji censhorshipka.
INA_RAAGE - June 10, 2009 9:49 pm
Abtiyaal haddii inagu waxba isku ogalan waynu, oo aad noqtaan kuwo manafaqad ku wax ku meel marsada ma dhacayso in aad,nabad Somaliland iyo Somali toona kula noolatan.
Dadku maxaa inoo dan ah ayey siwaydiiyaan, Mashruca Ceelbardale Barmadow oo idinku taala ayuu haa, Kii RUQI ee odaygii aad ka qadeena ka daran.
SULDAN SALEEBAN hadalkiisuna dhul keeni maayo, Somaliland hadii ay jirayso iyo haddii kaleba, XAQDARRO lagu dhisimaayo Somaliland.
Hadda kubada xagiina ayey jirtaa, aniga reer Gabilay ahaan hadal aan hadda nidhaahnaa nooma yaalo meesha. markii aan labadeena ahayn waa garana waydeen, aniguna kolay idinku itaashan maayo, dhiiginana xalaashan maayo laakiin haddii ay dhici waydo wax kale oo aan yeelaa, haddii ninka ugu dambeeyaa naga dhimanayo waa difaacanaya xaqayaga wakhtiguu doonaba ha qaatee.
Waxase haboon, in garaadku shaqeeyo, oo is afgarad yimaado, oo sidii caana iyo subaga isku siin jirnay ee beeraheenu isugu dhexyaaleen ku soo noqotaan oo aad joojisaan bood-boodka.
Illaahow xaqa in waafaji dhamaanteen, kuwa xad-gubaya ee waxan loo jeedin sheeganayana waad arkaysaa.
Samaroon anagu caayi mayno oo waxad ku caytamaysaan durigyada Sh. Isaxaaq caayi maayaan oo illaahay baa cayda xarantinimeeyey lakiin markay samirku yaraado waynu is-heli, markaasina waa lakal bixi.
“NABAD BAA CAANO MACAAN”
“FARDO LAYSKU HAYO MAXAA LAYSGA FAANIN”
“NINKAAN WEEDHAA GALIN, WARANKAA MA GALO”
siddexdaa mid ayuunbay u dhici, illahayse waxan ka rajaynaynaa in aanay halkasi inala gaadhin oo caqli taliyo.
Badhigooyooyinkiina maanta Xaaji Abiib oday la yidhaahdo ayaa loo dhiibay, oo laygu yidhi waa reer Nuur Hargeysa degan.
Yusuf - June 10, 2009 10:39 pm
War horta odaygani waa sakhraan lawada yaqaan oo habeen walba isagoo sakhraansan oo is wasakheeyay ayaa gidaarada hargeysa laga qaadaa, takale waxa laga yaabaa markan uu hadalyo inuu sakhraansanaa waayo waxa uu ka hadlayo ayaa laga garan karaa waxa uu yidhi “suldaan saleebaan waa suldaanka guud ee samaroon” waxa kale uu yidhi “somaliland waxa ku nool 12 beelood” iyo waxyaabo badan oo wada qaldan.
Laakiin waxa iga yaabiyey oo ka wada daran hadalka odaygan ama kii guurtida watay waa ninka yidhi sheekh ayaan ahay ee labaxay Adan Siiro oo dawlada ka codsanayey in ay fuluso goo’aanadii ay odayada isaaq ka soo saarteen kalabaydh isaga oo maalin dhawaydna culamada wadanka ku eedaynayey maxay somaliland ictiraafkeeda ugu ololayn waayeen, waxa ay ila tahay nimankan isaaq isku wada geeyoo sheekhooda iyo aqoonyahankooda iyo siyaasigooda dhamaantood in wax qabyaalad aan ahay aan la’isku fahmi karin.
maxamed - June 10, 2009 10:42 pm
salaan ka dib walaalayaal ka tashano
aniga shakhsi ahaan waan tageeri jiray samaliland
sobo bo dar tood marka maanta ayaan ka calool go ay waayo nin suldaan ahi oo u dhashay samroon marnaba sidaa mayidhaahdeenmarka waa inaan awdal laan la baxno
kana baxno isaaq iyo afaarahooda cudurku ku jiro ma arkin suldaan madaxwaeyne amra walee hawli samroon ayay utaal
sherbi - June 10, 2009 11:17 pm
waan ini salaamay walaalyaal salaan kadib samaroon waa inuu tashada waayo oon ka gona bahashn iidoor ku wayraxayo ee somaliland ee uu hadana aw oday suldaan ahi amrayo madaxweyne waa siday aminsanyihiin dhammaantood marka waa inaan ka tashana oon mudaharaadna
sharbi - June 10, 2009 11:36 pm
Waxaan intaas aad wada sheegteen ku dari lahaa abid isaaq isagaa inoo baahnaa inoona baahan doona marka ay noqoto dowladnimo iyo deegaan ahaanba, waxase taas bedelay uma hayso suldaanka iyo beeshuba inay inoo baahan yihiin ,waxay moodayaan inay maarmeen mayse gaadhin weli meeshii lagu kaaftoomi lahaa. MAAALINTA AY ICTIRAAF HELAAN HA KAAFTOOMAN, HELINA MAAYAAN OO SAMATARADA AYAA INOO NOOL.
ALLOW NOO DAAN NIMANKAAS , DAAHIR RAYAALENA NAGA QABO OO ICTIRAAFKA YAANU GAADHINBA EE EEBBOW NAGA QABO.
C/qaadir Rashid Dugsiye - June 11, 2009 9:20 am
ibrahim oo nabada ka hadlaya maanta yaab!
waar dil wax ma soo sidee ma wada noolaanaa ? hadaan yidhaa qaar ayaa odhan waa fule.qaar kalaa soo boodiyoo o dhan damiir ma leh! kuwa kalaa odhan mayee ninku waa sax san yahay(lkn waa tiro yar)
samaronow tolkayow isaaq tolkoyow,horta ilaahay ayaa inagu dhaqay dhulkaa waa meel aa ku dhalanay ka ab ka ab lkn waxaa hubaala awoowyaashen kuma faraxsana arinkan(allow yaa iilka kaga soo waramiya!!)
waar ragow 2da sheekh hal meel ayay ku aasan yihin taas micnahedu waxa weeyi inay ahayen dad wada nool
abkayow dagaal ma wanagsanee beerahan kolay wax kama soo baxayan anfac lihiye dhiig madoobe rag an kala badbaadinee SANAD IYO SANAD MA KALA QODANAA MISE 2deenuba waan ku calaf seegnaa oo dhagar iyo darxuman ka dooranaa
araar..inta wanaga jecel ee beelaha samaron iyo isaaq ayan la hadlayaa,fitna wade lama hadlayo munaafaq ah!
ibraahin xasan - June 11, 2009 1:12 pm
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaah.Marka hore waan idin salaamay dhamaantiin,intaa kadib somaalidu waxy tidhaahdaa sida ayna faraha banii’aadamku usinayn ayay dadkuna ukala duwan yihiin.Aan udhaadhaco dulucdayda,qoladiina aaralayda{those posted thier views} webka saylac.com,iyo suldaanada labadiinabu waxaad tahiin waxaan shabahaynin calaamadihii islaamaka waayo NABIGEENA MUXUMAMAD AH {SCW}AYAA YIRI QOFKII WAX KASHEEGA QOF KALE NASABKIISAA ……… ILAA AKHIRI XADIITH.Walaalayaal waxaa kaloo NABIGU DHAHAY QOFKII TAAKO DHULA KADHACA WALAAKII AAAKHIRO IYADOO TUBA DHULAA DUSHA LOO SAARAA.Hadaba dhamaanteen waxaynu nahahay umad aakhiro ninkii xajiimo iyo shaydaan hayoow masaakiinta aad iksu abka tihiin ee aaydaan wax kale isku tarayn hatoobad seejin waayo markay kaa gurmayso walee ISAAQ iyo SAMAROON waxkuuma qabtaan.Takle somaliland alxamdulilaah waxaa buuxa caruur yaroo 21 ilaa waxii kayarba aan aqoon waxay tahay xabad,qabiil waayo waa nabada ay ku indho dalaacasadeen.Aniga laftayda arday aanu iksu fasal ahayn in ka badan 6sano ayaanan is aqoon qabiiladaanu nahay waayo dee danba noomagalin sababtoo ah qabiil xaarana waxa lagu beerlaxawsadaa maraka shsydaan kaa xoogbato ee uu toobada ku dhaafinaayo.Lbada reer ee dariska ah ee abti,gacal,iyo birimagaydo klaba kabuuxdo waxaan leeyahay idunku iksu taga oo tashada oo xitaa culimada waaweyn ee somaliland iskugu yeerta kadibna xal gaadha xiitaa waxa la orankaraa daaqsin halaga dhigo meesha waayo waxa nafta baxda for the sake of dhulka oo aakhiro seegta.Ta udanbaysa waxaan leeyahay walaalayaal waad aragtaan waxa ka dhacayaa somalia arinkii waa dhaafay qabiil oo waxa laysku cunayaa diinian iyo wax ilaahay aan kabaryayno inaanu inasoo gaadhsiin,markaa nabada ilashada ilaahayna ha ugargaaro dadkaa walaaleheen ah ee dhibtu hayso,alle haka dul qaado,qalbigoodana subag haysku marsho.Dhalin yarooy cida dhulka ku hadhaysaa waa inaga yayna ina isticmaalin odayo wakhtigoodii dhamaaday oo ubahaan in alleka cabsigiisa loogu dardaaro inta lakaraayo.ALAAH UMADA CAALAMKA HA HANUUNSHO, UMADA ISLAAMKA HA HAUUNSHO INTA ISDIIDANA DIINTA HAWAAFAJIYO. Dardaarankaygu waa alle haloo ordo xagiisa. MANHAJONLINE.COM waxaa kuugu dayaara culimo waaweyn oo somaliyed una gudbi waxaad rabto ee suaalo ah
WASALAAMU CALYKUM.
khadar case - June 11, 2009 2:49 pm
salamu calaykum salan kadib horta dadka mesha ka hadlay way salamanyihin dhaman intaa hadii aan udhafo
dulucda shekada waxan odhan lahaad dadka dad kale dulmaya ha joojiyaan lakin nin dhulkiisii xoog iyo han jabaad afxumo lagaga qaadayo horta hadaan nahahay samaron hadeed arintaa ma yeelayno markasta waxay isaq ku wardistaan snm umadana ay ku dhiban snm oon ogayn waxii ay haayeen dhagar qabayaal dhiig dad muslina xalaalshada ilaa hadana wada hada waxaa iga yaabiyay hadalkan uu ku hadlay ninka aan moodayay sheekh umada u dhaxeeyay markaa halkaa waxaa ka cad reer isaaq shekhoga iyo shariifkoodu isku mid yahay
habar muuse - June 11, 2009 11:04 pm
Bismilaahi raxmaaxmani raxiim
waxaa aan rabaa in aan waxoo gaa kahadlo hadalada suldaan idoor sedeenana maaha sida dadkana maaha waxaan u malaynayaa in uu sakhraansan yahay adeer kuwan aad hubka halaga dhigo aad lee dahay wakuwii iyaga oo laba nin ah 100 idoorka ah iryan jiray adeer hadii ay xumaan gaadho waxaad ku seexataa in aan hargayasa ladayn adeer maanta waxaan ka jecelnahay in uu samaroon dagaalamo majirto si qaawan iyo si toos ah ayaa loo wad hadl ayaa xayawaan fooqa xayawaan
Makaildheere Loin - June 12, 2009 1:33 pm
dhaman waxa aan salamaya bahda saylac .com
horta aniga oo isaaq ah abtiyashay waxaan u sheekaya suldaanku wuu qaldamay hadalo badan oo huqaaco laga qaadayo waan ku maqlay
markaa aniga ayaa u jawaabi laha somaliland o dhan hub waa yala
ree boramana hubka waa in laga dhigaa wax caqli kal ha ma aha waayo dadku ma aha prisoner
ree borame waxa ya la mid yihiin ree hargeisa iyo ree burco , rer berber,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
takale somaliland hadii ay, burburto cidna dan ,um,a aha
imika o aynu joognana inkasto dadku ana dhinac nogu riixan
haddana wanaageda waad nala qabtaan xumaantana sidoo kale
marka waxab cadhadu yay inaga tuurin jarre
xalada dejiya iayda oo nina nin ka badinayn nabada ayaa ino wacan
khaled - June 12, 2009 6:22 pm
suldaan isbiirto kii oo sakhraansan mooyaane kii oo caadiya ma hadlo. isku dir buu ka shaqeeyaa waana ciidagale ninka dhulka samaroon raba inu ka taliyo
war aamuus habaar kugu dhacye isbiirtoole
mataan - June 12, 2009 11:33 pm
MATAANAW arimaha hoos u yara dhig, ha gaadhsiin meel
aanay joogin walaal. waa la ogyahay. arintani meeshay
ka timid iyo meeshay ku socoto.
dalka ragii laha baa jooga. iidoorna, wuxuu leeyahay
waxaan ka dagaalanay gardaro lagu qaadey oo dawladii
daroor keentay. tana waa gardaro dawladii darood keentay nin walba halkuu lahaa buu ku noqday markay
dhacdey dawladii daarood, ina raagena halkuu lahaa buu
tegay markay isku dulnoolaashahii dhamaatay..
sidaas ula soco,
Dr. A Barkhadle. I.(VET.MED.INT.MED.INF.DIS)
KSA. barkhadle@gmail.com.
DR.BARKHADLE - June 13, 2009 10:23 am
Waxaan salaaamay dhamaan carab,dubad. sigad.ahmed muuse,ibrahim xasan, ahmed weli.khadar, cabd/xamraawi. dhamaan fikirka ay ka qabaani waa hal
waxaan meesh taal gadabuursi ma diidana nabad, mana
diideyno. laakiin waxaan isaaq u dalbalaadhsiga ee ay
ku heshiiyeen, indalkii dumey dadkii aan xaqa u lahayn ee xooga ku yimid dawladii afweyne dhulkii ay
ka dhacday baan cid ku magacaabi oo aan hadda qeybin
wax la yeeli karo ma ahin reer isaaq.
beerta afweyne dadkii deganaa uu xooga kaga saarey,
ee iyaga iyo xoolahoodii uu banaanka dhigey, dee ina
raage ayaanu ku magacaabi meesha ma taal.
xertani ay ku andacoonayaani way guurtay oo xeri
meel madeganaato aanay lahayn, kolba kkobtii nabad
ee ay xoolo ka aruursanayso ay u guuraan, halkanina wey ka guureen dagaalkii dawlada iyo SNMTA ayay guureen
beerahanina afweyne, in dafle, cali samater, xuseen
kulmiye ayuunbaa gadabuursi kula dawi kara, dhulkana
cidii lahayd baa ku dacwi karta hadii damac ka hayo
laakiin qabiil kale oo aan meeshaba jirin in uu ku
dacwiyo oo uu xukun aan jirin wada gaaro waa xaaraan.
khadar case iyo yussufkan iidoor waxay ku hadalyaani wax la garan karo ama meesha yaal ma ahin. haddii ay
dagaal hurinayaan iyaga ayay jirtaa laakiin dhul laga
wada hadli karaa ma jirto.
beertan danbigu reer4nuur ka hayo miyey uska xalilaan
haddii wadaalkii cali ganuuneed dhuntay dadkale ayaa lalahaa oo gadabuursi oo dhan ka mid ah maxaa keenay
in aan maanta la galin arinkeeda.
meeshan iidoor waqooyi ku qaybiyey ee uu kaga dhigay 12bilood anagu ma ogin ee midhaa reer nuur
baa la og, inatay aheyd. mise isaaq buu ka dhigayaa
9beelood inta kalena 3bilood. taas waxay u eegtahay
in uu afku ka xadey oo marka ictiraafka lahelo ay
agandaha u qarsoontahay iidoor.. .. waa waxa ay
isdiiwaangalintii caruurta aan wali dhalan ee ku jirta
calooosh hooyadood ay u tiriyeen dhulka ay degan yahiin oo dhan ee ay u leeyahiin anaagaa ugu badan
dalka…. hadal iyo gunaanad waxaan idiin sheegi
in aanay jirin wax dambe oo aanu ku darsano
soomalilanad ku sheegan kolba card ka la soo baxayo
waa in aan kii hore boodhka ka tunaa, ama mid cusub
oo inaa gaar ah aan ka wada hadalna hadeer waxii
ka dambeeyaa, ayna waqtiga iskaga qaadin …….
DR.BARKHADLE - June 14, 2009 9:55 am
Bel eega Suldankii Ciidagale… Sida uu U hadlaayo… Dawladdu Ha Fuliso Ayuu Yidhi……Adeer Xukumaddu Dhul Kama qaadi Karto Samaroon……
Ina Rayaale isna Tolkii Dhul ka qaadi maayo…. Arinkasi Waa Mid iidoorku Fashil ku Yihiin…
Waranle - June 16, 2009 9:31 pm
sxbyaal raga mesha ka hadlow arimaha sidad moden maha suldana sakhram ma noqdo ee afka wanagsan ku hadlaya, hore u socodna yesha, dadku way wada degan wana la is dila lana heshiya maxay kale ???????!!!!!!!!!!!!!!!!!
ciil tire - June 30, 2009 6:16 am