Dhegayso shirka nabada iyo dhexdhexaadinta labada belood ee Dilla iyo Gabiley ee ka socda Kalabaydh..
>>Dhegayso qaybta labaad ee shirka kalabaydh
Kalabaydh(Saylac.com)Jun,06,2009. Halkuu marayaa shirkii Nabada iyo Dhex-dhexaadinta Labada Beelood ee Dila iyo Gabiley.
Waxaa Maanta la filayay shirka Nabadaynta inuu ka soo Qayb Galo Madaxwanye kuxigeenka Soomaaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin. Gud. Guurtida Salayamaan Maxamuud Aadan, iyo Wasiirka Arimaha Gudaha, Mase Iman Saaka.
Shirkii lagu dhex dhexaadinayay Labada Beelood ee Shaqaaqadu ku dhaxmartay degaanada Baki iyo Gabiley saaka aroortii ayaa la furay. waxaa Goobta wada hadalka ka maqnaa, oo aan fooda soo galin madasha dhanka Beesha Reer Nuur, Gudoomiyah Guurtida Arinka Khilaafaadka ku dhaxjirta, Maxamed Maxamuud Diiriye, ayaa Furay shirka, waxana goobta Joogay Beesha Jibriil Abokor, oo kaliya iyo Guurtida ku hawlan wada hadalka oo Qaar laftooda ka maqnaayeen.
ka dhagayso “Saylac.com.Go,aanka Saaka lagu Furay shirka iyo waxa lagawada hadlay ama la isku Xukumay. waana qaybta koowaad.
Qaynta labaad. waraysi saxaafada Soomaalinad la yeelatay Gudoomiyaha Shirka nabadaynta ee ka socda Magaalada Kalabaydh, Maxamed maxamuud Diiriye.ka dhagayso Saylac.com
Qaybta sadexaad waraysi ay Beesha Reer Nuur, ku sheegayaan Sababta iyo waxa shirka ay Uga maqan yihiin, iyo Dadkii ay sugayeen ee madaxda ahaa sida Md. Axmed Yuusuf yaasiin iyo salaymaan Maxamuud Aadan, waxa Beesha
Reer Nuur, u hadlaya Oday Cabdilaahi Cali xuseen. ka dhagayso Saylac.com

waa tuug eexanaya kani meesha ka hadlayaa aaway Gadabuursi.waa habar jeclo waa isaaq
nuur - June 7, 2009 8:30 am
odaygan laleeyahay waa dhexdhaxaadiye ee guurtida kamid ahi waa mid aan daacad ka ahayn arinka oo reernimo jiidanayso ee dee isagay utaal reer nuur dhulkiisa iyo dadkiisuba way isdifaacikaraan oo weli reerka loo eexanayo waa yaqaan xabada reernuur kulaylkeeda bal waxaad ka heshaad leedahay gudoomiye qaloocshow waan arkaynaa bal waxaad soo goyso salaamu calaykum
yaxye cumar ( mr idhan) - June 7, 2009 10:26 am
walaalayaal odayqaloocshe ayaan u aqaan odayga laleeyahay waa dhexdhexaadiye maaha sidaase waa qaloocshe oo waxa uu garabsiinayaa cidda uulabeesha yahay laakiin reer nuur hadda kahor garabkasta iyagoo wata ayaa uu wadada tusay maantana tii uunbaa soo uraysa oo aan arki doonaa waxa qabsada vivva reer nuur
Naftii hurre - June 7, 2009 10:50 am
Adeer Hadal reer nuur dhul lagaga qaadi maayo quri ayeey qudhmus ku qaadi waayday.. Waa Mida Kalee qolyahani habar Jeclo Yaa ka Filaayay dhex-dhexaadnimo…..
Waleeh reer nuur ku gacan saydh go’aantkii Guurtida ay Habar Jeclo hogaaminayso…
Waranle - June 7, 2009 5:43 pm
gadabuursow diyaar garoowa hadaad diideen dhexdhexaadintii idanka ayay dan idiin ahayd laakiin waad diideen dagaal iskudiyaariya reer xareed waydiyaar garoobeen aniga waxaan ahay nin reer nuura ah markaa waxaan aaminsan ahay inaynaan iska celikarayn reer xareed waayo dadkeenu waa dadliita
khadar - June 7, 2009 6:42 pm
scw khadra reer xareeed dhaafe futo awal reer nuur ha iska celiyaan hadii kale sidii aan arki jiray futada hajeediyaan oo xabadu futada ha kaga wada dhacdo ilay waa maradheer tii futo awale gadabuursi inima yaqaano reer nuur la sheekaysta dhe futo awal wabilaahi to^wfiiq
farhan adan warsame - June 7, 2009 9:25 pm
WALEE REER NUUR WAAA YAQAANAA SIDA LOO DAGAALAMO WAXAD OGAATAAN REER NUUR XABAD AYAA ISAAQ WAXBA KAGA QAADI WAYEY MA AFBAA LAGAGA QAADI KAA DHUL UU REER NUUR LEEYAHAY ANIGA WAXAAAN OGAHAY INAY REER KAN JIBRIIL ABOKOR UU YAQAANO XABADA REEER NUUR KULEELKEEDA JIBRIIL ABOKOROOW DIYAAR U NOQO INAAD XARSHIN ISKUGU TAGTAAAN
fantastic_0ne - June 7, 2009 9:53 pm
salan kadib
waxa wax laga xishoodo ah in rag aan dhaqanka iyo caadada samroon leyaha oo mid dadnimo oo klaya lagu dareemo ah uu idhahdo waxan ahay reer nuur waxan u jedaa ninka khadar la idhahdo ee leh rer xareed iyo samroon walahi in anad mel u soo marin waxad ka hadlayso waxba ha na matalin oo ha iskaga kaya dhigin nin ka mid ah samaron wayne kana tanasul xarantad faraha kula jirto rernurna anagu hadan nahay smaronka kale u tilmamimayno sidu isku difaci lahaa wasalmu calykum
abdulah - June 8, 2009 12:44 am
SHEEKOY KU NACAY!! waar bal heedhe ma anaa waalan mise cadan ayaa laga heesayaa! horta reer nuur waan ku kalsoonahay in talaabo dhulkooda ah ayna reer xaaraan baad jeedaye iidoor cage dheere uuna lug soo dhigayn walaa habar cawlan wala habar jacayl dilay isku wada gee habraha dhaman ugama baqayo reer nuur anigu reerkaa, lkn waxaa wax lala yaabo ah ninkan habraha ka mida ee garsooraha iska dhigaya ayaa aaminaya ? sideen u aamini nin aan is hayno ilayn ani habruhu way i siman yihiine?
adeer wax aan idin sheego gari allay taqaan ha loo geeyo beelaha kale ee somaliyeed wayna ahayn IDOOR IDOOR igama soocna adeer
sheeko shalay war jilayca iga dhaafa tolkayow
ibrahim xasan - June 8, 2009 12:12 pm
waar inaga daaya oohinta oo hayna ceebaynina dadkana ha inagu soo jeedinina waa maxay baroortu weligeed way dhici jirtee walahi riyaale ayaa u fulin doona fulinta uu cigaalka xishooday ee is yidhi yaan adigu hadhaw lagugu xaman daahir baa cod dhaafsan doona hadii kale waad dhacaysaa ayaa loogu hanjabi doono waad ogaan doontaan dhawaan ayuu ciidan dawladeed keeni doonaa oo laga raridoonaa dadka degen meesha ciidanka qaran oo u badan beelaha dhexe iyo beelaha somaliland ugu xiga bari dulka riyaale halaga ilaaliyo cod ayuu dhaafsandoonaaye
jaamac harbeeye - June 8, 2009 1:37 pm
codsi samaroon
dhallinyarada samaroon waxan ka codsanayaa inay baaq qoraan ay kaga soo horjeedaan go’aanka ceel bardaale iyaga oo go’aanka guurtida ee xaqdarrada ah canbaaraynaya.
dhalinyaro iyo waayeel maanta waa la inna soo galay waxana la yidhi walaalkii loo xiiryow soo qoyso adiguna. waa inan muujinnaa isku duubni, waa inan muujinna dalkeenaa la qaadanayo inan ka soo horjeedno
mr Maxamad cabdillaahi iyo colombo waa markiinii waa inad idinkuna dhalinta u fududeysaan baaqyadaa amma idinka laftiinu afka dhalinta ad ku hadashaan oo ad qortaan.
walaalayaal, ha lala hadlo dadkeennii wixii nafleh ee inuun dhimiro leh, waa in xaqu didirku hadlaa, waa in bbc da lala hadlaa, voa iyo idaacadaha codkeenna la maqli karo iyo web site yada, dhalinyaro do something
reer nuur dhibaatooyin badan baa soo gaadhay oo samaroon dartii u soo gaadhay an la damqanno walaalaheen in tusno inan dhinac joogno. waxa jirta beri hore inay cadhoodeen oo geeraar ay tiriyeen ah samaroon kuma dhaato oo wiilal baa iga dhaqaajee aabow dheegga mataan dhudhunkii garxajis. cadho samaroon bay ahayd yeyn ciilkeenna u dhiman ee waa walaalaheene waa in la dhinac joogsadaa oo inay rag la dhasheen la tusaa, cadaawahana lagaga qaylyaa.
bakipress way bilowday saylac na waa inay bilowdaa si degdeg ah walaalayaal
raxmad ilaahay hela iyo naxariistiisabab
mataan
mataan - June 8, 2009 3:51 pm
waar runta ma isku sheegnaa walaahi maalintii boorama snm tu soo gashay ee dilana laburburiyay maxaad iskaga celi waydeen? waar sowkii mujaahid xasan yoonis yidhi markii lagu yidhi ciidamada jibril abokor ee boorama galaya kasooceli markii lagy yidhi waar dagaal maanta ku eg iyo dagaal waligiiba socda midkeed doonaysiin maalin oo boorama lbur buriyo ayay ahayd maanta maad hadhasheen waar walaahi jibriil abokor iyo reer xareed cidi iniimasoo dhaafayso reer xareed waad garanaysaan xabada reer xareed ina raage wuu ini adoonsanjiray ina xagaa dheere wuu ini adonsanjiray imkana imka sidii uun baa lainii adoonsanayaa lasocda hadaad nabada diidaan ciidan kii 99 nine wuu suaashayda udanbaysa maxaad boorama loosoogalay snm barkay ciidamadiii siyaad bare ee kudufaacayay lajabiyay adigana awbare ayaad kadhacday kkk
khadar - June 9, 2009 7:47 am
waar gadabuursow is ilaalinaya aayihiina ilaaliya hadii kale cid iniga liitadaa majirto aniga oo ah nmin reer xareed ah waxaan ogahay inaan maanta ciidanka beeleedka reer yoonos xareed hadii reer badeedna sooraaco inanad kasokaynay awbare waad garan walee lkkkkkkkkkkkk
ina raage - June 9, 2009 9:58 am
Walaalayaal waxaaan idiin soo jeedin lahaa inaydaan dhulkiina taako ama talaabo cidna uga tanaasulin inta aad dunida joogtaan, haddii aad sidaa yeeshaana waa ceeb ama boog dushiina saaran.’ waanan ka baxay.
Abdulkadir Rashid - June 9, 2009 1:51 pm