Dhegayso, khabiir dhinaca beeraha ah oo ka waramaya dhibaatooyinka Ayaxa.

06/1/2009 12:02:00 AM

khabiir  Boorama(Saylac.com) Sarkaal ka tirsan wasaarada Beeraha Soomaaliland, Aqoon iyo Xeel dheerna uleh Cilmiga ayaxa iyo sida uu ku dhasho meelaha uu dego, qaabka loola dagaalamo.
 
Aqoon yahankan Cilmiga Beeraha, takhasuska ku ah, Ayaa maanta saylac.com waraysi kala yeelatay waxna ka waydiisay xaalada ayaxa iyo sida uu G/awdal Hoyga uga dhigtay iyo sida looga hortago karo.
 
Aqoon yahan .Farxaan Siciid Xirsi (Farxaan-dheere)waxuu ugu horayn ka waramayaa Qaabka iyo sida uu ku yimaad ama dhasho Ayaxu iyo Inta Nuuc ee uu u kala Baxo sida uu wax u yeeli karo dhirta iyo Daaqa, Nabaad guurka.
 
Ka dhagayso Saylac.com.


Leave a comment
Name (required)
Mail (will not be published) (required)
Website

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Plugin by: Free Online Movies