Dhegayso 32 caruura oo jeelasha Borama ku seegay imtixaankii 2008-2009
Dhegayso Sargaal xuquuqda Insaanka ku shaqo leh oo magaciisa la yidhaa Mudane Axmed Cige Tiigsi oo ka dayriyey caruur tiradoodu tahay 32 oo 20 casho ku xidhan Jeelasha Borama oo imtixaanaadii dugsiyada sanadka 2008-2009 aan ka qayb galin ..
Boorama(Saylac.com) sarkaal ka tirsam hayadaha Xuquuqul Is-saanka oo maanta ka dayrirar Caruur hu xidh-dhan Jeelka Boorama, waa arday Intixaanadii ayaa hada lagu jiraa oo dhaafay Dhalinyaradaa inta 20 Beri ka badan ku Xidhan jeelka Boorama,
Sidaa waxa saylac.com waraysi ku siisay Axmed Cige Tiigsi.
Dahir Axmed Jirde
Borama-Somaliland
Saacadaha ina soo dhaw kala soco filim documentary ah oo ay saylac.com ka samaysay gudaha jeelasha Borama oo aad indhihiina ku arki doontaan xaalada maxaabiista ku jirta jeelasha borama iyo waraysiyo aanu la samaynay oo xiise leh

waa salamaya dhaman dadka ree borama jeelka borama in laga hadlo ad ayay u wanag san tahay ninkan ka had laya caruur ta xaquuq dooda waa run tii wuuna ku mahad san yahay anuu waxa iga kenay borama jelkaa xun oo aan ku hab samay wax aan waxba ahayna ku xidhnaa ahmed cige aad ayuu uugu haboon yahay in uu kahadlo war xitaa dadka kale aya si xun loo la dhaqmaa
gulled - May 27, 2009 4:21 pm
warr daadir u sheega arinta, sidani si maahee
weyrax - May 29, 2009 3:39 am
waar daahir u sheega arrinta sidani si maahee
weyrax - May 29, 2009 3:40 am
waxa ila tahay anigu i sifiican waliba loo siihayo dhalintaas , waar adebyeesha baa lagu kari laayahay waa ku sidee WEYRAX , maxaay daahir usheeg, dabiile walba maa la siak siidaayaa meesha sharci baa yaal dambi beyna galeen dhalintu , cashar bey unoqon ee haloo daayo dowlada wixii dhaafina ha dhaafo, ayagaa danwaayay gacan ka hadalka , waar ninkii soo joog laga waayo soo jiifhalaga helo, hajisaan jeelasho waa ku sidee sheekada hala boodin qabiil meel fog daahir criminal walba muu iska soo furan marka loo sheego, waar aqli dhaama la imo sxb,
CRIMINAL IS A CRIMINAL, AND NEEDED TO BE DEAL AND HEAVEYLY SHOULD BE BANISHED FOR THE CRIME THEY HAVE COMMITTED, THINK ABOUT THE VICTIMES WHO ARE SAFERING THEIR ACTIONS,
waad salaam tahiin
norwey/oslo
Ahmed Qalinle - June 1, 2009 8:33 pm
ANIGA WAXAAY ILLA TAHAY ARINKU MAAHA KALIYE JAILKA BORAME KALIYE EE SO CALLED-SOMALILAND AYAA AH MEEL DHINAC WALIBA KA SAAQIDAY MEESHANI WAXAA KALIYA EE KOOFURTA SOMALIA UGA DUWAN YIHIIN WAA NABAD GALAYADA LAKIINSE SOMALIA WAA ISKU MID TAN KALE RIYOOLEH KAAHIN WUU ISKA TAGAYAA MEESHANI WAX KA SOO SOCDAA MA JIRO WAAN QUUS SO CALLED-SOMALILAND.
Omar Ali - June 2, 2009 7:48 pm