Archive for March, 2009


Gacal iyo sokeeyaba guur kooda lagu farax lamaanaha Axmed Aw cabdilaahi khaliif iyo Naadiya khadar cabdi..

03/31/2009 11:35:00 PM

 
hanbalyo20aroos21.Aabo khadar cabdi taraafic
2.hooyo foosiya axmed cabdilaahi

(more…)


Barnaamijka socdaalka aduunka iyo usbuucan

03/31/2009 11:08:00 PM

Gawaadhida dalkiixska nuuca Basaska waaweyn oo bad iyo bariba socon kara..Mar,31,2009

Sidney(Saylac.com)- Baskan ayaa markii ugu horeysay lagu tijaabiyey da xeebaha dalxiiska loo tago ee dalka Australia. Baskan oo fikirkiisa hore uu lahaa nin u dhashay Scotland dalka (more…)


Axmed Siilaanyo iyo Guurtida Midkee Saxsan….?By Mohamed Mousa

03/31/2009 8:37:00 PM

Dadka reer Somaaliland ee digan Wadanka gudihiisa iyo debeduba waxay ka faaloonayaan go’aanka Guurtidu gaadhaay ee ku ssabsan dib u dhigida doorashada madaxweynaha. (more…)


Jawaabtii 3aad ee maqaalkii Ibraahim :Abaal Daranow ka Joog Ibraahim !!!!!!!!!!!

03/31/2009 6:24:00 PM

Aniga oo ka mid ah akhristayaasha website yada maxaliga ah waxaan halkan kaga jawaab celinayaa maqaal ku soo baxay Hadhwanaag News 30kii October. (more…)


Safiirka Maraykanka u fadhiya dalka Jabuuti oo dhagax dhigay safaaradii ugu weynayd ee geeska afkira uu maraykanku ku yeelan lahaa oo laga dhisayo dalka Jabuuti..Mar,

03/31/2009 5:19:00 PM

Djibouti(Saylac.com)- Munaasibad balaadhan oo ay ka soo qayb galeen Ra’iisul waraaraha dalka Jabuuti Dileita Mohamed Dileita ,  Safiirka dalka maraykanka u fadhiya dalka Jamuuriyada Jabuuti Mr. James Christopher Swan iyo  masuuliyiin kale oo kakala socotey (more…)


The President of the Republic Djibouti Ismail Omer Gulleid attends Arab summit at Doha.. Mar,31,2009

03/31/2009 4:57:00 PM

Doha(Saylac.com)-The President of the Republic  Djibouti Ismail Omer Gulleid  was in Doha yesterday (more…)


POTENTIAL IMMINENT SUICIDE BOMBINGS IN HARGEISA AND

03/31/2009 3:15:00 PM

Time: Any time

Date: 27th March 2009

Location: Hargeisa (Somaliland) and Mogadishu (Banadir region) (more…)


Hambalyo ku socota meherka Dr: Abdirashiid Dahir Aye iyo Boqrada: Asma Sheekh Abdilahi Sheekh Ali Jowhar

03/31/2009 3:51:00 AM

hanbalyo20aroos1Dhamaan Ardaydan oo wax ka barata dalka Pakistan khaasatan Karachi University Waxay Hanbalyo iyo Bogaadin Aan la soo koobi karin u Dirayaan Boqorka iyo Boqorada…. (more…)


Maxaa lagu xusuusan doonaa Allaha u naxariistee Abwaan Xasan Sheekh Muumin?

03/31/2009 12:22:00 AM

Allaha u naxariistee maxaa lagu xusuusan doonaa Abwaankii weynaa ee Hasan Shekh Muumin (more…)


Jawaabtii 2aad Maqaalkii, Reer Booramaw Danbaa Waarta, ee Xukun Ma Waaro.

03/30/2009 7:53:00 PM

Norway-Markahore waxaan salaamayaa, dhamaan bahada saxaafada , iyo akhristayaasha sharafta badan.  Maqaalkii naxliga , munaafuqada, colaad hurinta (more…)


Plugin by: Free Online Movies