|
Wararka Benadir
Midowga Africa oo sheegay in hakad
ay galiyeen howlihii shaqo ee
dekedda Muqdisho
Mogadishu 19, March.07
( Sh.M.Network)
Midowga
Africa ayaa maanta sheegay in ay si
KMG ah u joojiyeen howlihii inta
badan ka socoday dekedda Weyn ee
magaalada Muqdisho sababo ay ku
macneeyeen qalab Militari oo ka soo
dagaya dekedda Weyn ee magaalada
Muqdisho
April,20,2006:Dadweynaha Muqdisho oo
si aad ah uga welwelsan dagaal..
Waxaa Maalmahan si aad ah loo
hadlayaa dagaal kale oo dhex mara
isbahsyiga la dagaalanka
Argagixisada iyo Midowga Maxaakiimta
Islaamiga ah, waxaana hadal hayntaan
sii xoojiyay markii goobo cusub ay
ka degeen Magaalada Muqdisho xubnaha
la dagaalanka argagixisa, sidoo kale
iyana meelo cusub ay
Shacabka Muqdisho oo codsaday in
mar kale aan lagu kor dagaalamin
10,April,06
April,05,2006:Roobab
lagu qabowsaday oo ka da'ay
Muqdisho iyo meelo kale
April,05,2006:Midowga
maxkamaha oo beeniyay in
fariisimo cusub ay ka
sameysanayaan Muqdisho
Maxa’ed dheere oo
furayaashii xafiis-ka Unicef Jowhar
maanta wareejiyay
(Riix
Halkaan) 13.9.05
Max’ed Qanyare “Labo
goor ayuu ra’iisal wasaare Geeddi ka
maqnaaday kulan ay soo qaban
qaabisay beesha caalamka oo la isugu
keeni lahaa.
(Riix
Halkaan) 13.9.05
Gacmo dheere, Dr.
Khaalid Cumar, Khadiijo Max’ed
Diiriye iyo madaxweynaha oo galabta
safaray dalka Mareykanka
(Riix
Halkaan) 13.9.05
C/llaahi
Shiikh Xasan oo maanta saxaafadda u
soo bandhigay Kaarto ay Dowladda
Itoobiya ku qabsaneyso Magaalooyin
ka tirsan Soomaaliya
C/QAASIM SALAAD XASAN: "Walaalow, baryo iyo faataxo loo aqriyo ku socon meysee xabad kaliya ayay aqoonayaa madaxyada sheydaanku duufsaday ee ganacsatada xaaraan ku naaxa ah iyo qab qablayaasha nabadda diidan, ilaa intii Alle adduunkan abuurayna sidaasey ku socotay ee dowladnimadu kuma timaado baryo"
Talaado, July 06, 2004
Madaxweynaha dowladda KMG ah C/qaasim Salaad Xasan oo xaruntiisa madaxtooyada dood furan kula lahaa dad aad u fara badan oo ka kala socday bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa waxaa uu gunaanadkii dooddaas jawaabo kaga bixiyay su'aalo dhowr ah oo ay weydiiyeen dadkii ka soo qeybgalay kulankaas oo aqoonyahanno u badnaa. Siiwad..
|