Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us
to to

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Bakol             click here about bakool
Guddi wax ka qabanaya amaan darida hay’adaha samafalka ay uga baxeen gobolka Bakool oo la magacaabay  Jan-30-2005
adan saransoor Guddi wax ka qabanaya amaan darida hay’adaha samafalka ay uga baxeen gobolka Bakool oo la magacaabay 30/01/05
Wararka ka imaanaya Magaalada Hudur ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Malaaqyada iyo waxgaradka degmada Xudur ay magacaabeen guddiyo wax ka qabanaya dhibaatada amaan darro ee sababtay in hay'adaha samafalka ay isaga baxaan gobolka bakool dhamaadkii todobaadkii hore. Magacabista Guddiyadan ayaa waxa ay dambeysay kulamo is daba joog ah ay yeesheen hogaamiyo dhaqameedyada degmada Xudur tasoo salka ku heysa bixidii howlwadeenada hay'adaha samafalka gobolka Bakool oo uga tagay gobolka amaan darro ka taagan wadada isku xirta gobolka Baay iyo Bakool iyo xiritaanka Garoomada magaalooyinka xudur iyo Waajid. Wararka ayaa sheegaya in magaalada Xudur in aan laga dareemeyn waxa amaan xumo ah iyadoo dadka ku nool ay hadal hayaan culeysyada dhaqaale iyo nololeed ee ka soo hoos bixi kara hadii ay hay'adaha samafalka joojiyaan gargaarka ay siinayaan shacabka Deganadasi, iyadoo hay’adahaas u shaqeynayeen dad badan oo ku nool Gobolka Bakool. Dhanka kale Guddoomiyaha RRA da Garabka uu hogaamiyo Aadan saransoor ayaa dadaal adag ugu jira sidii wax looga qaban lahaa sheegashada Hay’adaha Gargaarka, isagoo kulamo is daba joog ah la yeeshay waxgaradka Gobolkaas.

- To Submit Information Click Here -

- News by Region -
Home | Somaliland News | Awdalnews.com | Amoud University
Copyright © 2003 Saylac.com