Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Awdal
  TOP STORIES    click here About Awdal..

Mid-range map of Boorama

Wararka Awdal

Ururka Havoyoco oo wacyiglin HIV/AIDS ku qabtay Cusbtaalka Annalena Center
Updated:-(Mon.19.Feb.2007)

BOORAMA, 19 March, 2007-- Ururka dhalinyarada ee Havoyoco xafiiskiisa Boorama ayaa Maalintii Sabtidii 17 March 2007 ku qabtay Xarunta Annalena Center, Barnaamij wacyi galin oo ku saabsan xanuunka halista ah ee HIV/AIDS, Waxa goobtaas isku yimid qaybaha bulshada ee kala duwa

Deegaanka Saylac Oo Mar Kale Hafiyeen Daadad Ka Dib Markii Roobab Laxaad Lihi Ka Da'een.

Maxamed Cumar, Harowo = Boorama, Dec. 4-06 - Wararka ka iomanaya deegaanada ka tirsan Degmada Saylac ayaa sheegeya in mar kale dhulkaasi ay hafiyeen daadad  ka dhashay roobab  xoog leh oo ka daayay dhulkaasi afartii casho ee ugu dambaysay. Sida uu ii sheegay Guddoomiyaha Golaha deegaanka ee Degmadaasi Saylac Maxamed Cumar Cawad oo an saaka la xidhiidhay isagoo kusii jeeda magaalada Hargeysa ,ayaa yidhi

NOV,01,2006:Tirada Ardayda Waxa Ka Barata Dugsiyada Saylac Oo Korodhay

Boorama-(Lug)-Gudoomiyaha waxbarashada degmada Saylac oo maanta u waramayay wariye Caafi ayaa faah-faahiyay sida ay u socoto waxbarashada degmadaasi si hufan in kasta oo uu gudoomiyaha waxbarashadu degmada Solac Saleebaan Tukaale Raage oo 3 sano ka hor ahaan jiray Xoghaya Fulinta Dowlada Hoose ee degmadaasi waxuuna sheegay inay degmadu baaxadeedu aad u balaadhan tahay xuduudna la leedahay Jabuuti , Xeebta Saylac , Degmada Lughaya , iyo Ethiopia iyo Degmada Borama ....

April,05,2006: Xubin Ka Tirsan Golaha Wakiilada Ee Dalka Ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Boorama
04/04/06
Boorama-(Lug)-Waxaa maanta magaalada Boorama si diiran loogu soo dhaweeyey xildhibaan Ikraan X. Daud Warsame oo ka tirsan golaha wakiilada ee Somaliland kadib markii ay ka soo laabatay socdaal ay ugu maqnayd dalka Maraykanka iyada oo soo booqatay gobolada Chicago

Sheekh Cabdillaahi Sheekh Cali Jawhar oo ku Dhawaaqay inuu iska casilay UDUB kuna Biiray KULMIYE

Sunday, 21 August 2005

Sheekh Cabdillaahi Sheekh Cali Jawhar oo ka mid ah culimada'udiinka caanka ah ee Somaliland, ahna Sheekhul beledka gobolka Awdal, isla markaana ka tirsan golaha Guurtida Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay hawshii, xubinimadii iyo taageeradii uu siin jiray xisbiga UDUB ee talada dalka haya.
Warkoo dhan

Aug,01,2005- Warfaafinta Gobolka Awdal oo aad loo dhaliiley.

saylacnews/Borama:Gobalka awdal oo dhaca galbeedka jamhuuriyada Somaliland
ayaa ah mid ka caaggan warfaafinta gudaha iyo ta dibadaba.
Tusaale ahaan ,wargaysyada iyo laamaha kale warfaafinta sida tv –ga iyo radio hargaysa ayaanan sidii loo baahnaa uga warramin waxaan jirinna ka dhiga dhacdooyinka gobalka awdal nooc kasteba ha ahaadeene.
Warkodhan

Communique on Somaliland President's working visit to South Africa, from 30 Jan. to 9 Feb.2005

Issued by : The Somaliland Ministry of Information, Hargeisa, Republic of Somaliland, 9 February 2005=

1- The Somaliland President H.E. President Dhahir Rayale Kahin, made a working visit to the Republic of South Africa during the period 30 January to 9 February 2005, accompanied by the Somaliland Foreign Minister Edna Adan Ismail, Information Minister Abdillahi Duale and Fisheries and Coastal Development Minister Mohammed Mahmoud Farah.

Readmore..


Feb-05-2005: Jaammacadda Cammuud oo Waddo cusub loo Sameeyey

Waddo cusub oo isku xidha jaamacada camuud iyo magaalada boorama ayaa la hirgaliyey todobaadakan horaantiisii waddadan oo dhererkeedu yahay 3.5 km waxaa maalgaliyey hayada wadaniga ah ee somaliland road authority. Caadiyan gaadiidka  jaamacadu leedahay waxay mari jireen wado dhererkeedu yahay 8.5km waxa ay gaadiidku kala kulmi jireen dhibaatooyin badan oo ka soo gaadhi jiray roobabka. Maamulka jaamacadda waxa ka soo gaadhi jiray dhibaatooyin Dhaqaale waddo xumadaasi sabatey; xaga qalabka dayactirka baabuurta, iyo shidaalkaba, waqti badana wuu kaga lumi jiray safarkaas, dhibaatada waddada asi ayaa iyana waxaa ka mid ahaa dooxyada oo aan  laga talaabi jirin xili roobaadka taasina ay sababi jirtay inay hakadaan habsami u socodka waxbarashadu. Siiwad..


Madaxweyne Rayaale Oo Qaabiley Wefdi Ganacsato Jarmal Ah  October 22 2004                                               Siiwad..


July 07, 2004
Reer Awdalow Sida aad ula dagaalanteen Jahliga ula Dagaalama Nabaadguurka (Fuaad Aaden Cadde)

BORAMA, 6 July 2004--Waxa maalmahan wafti ku joogay Magaalada Borama wasiirka horumarinta reer miyiga iyo Deegaanka Fuaad Aaden Cade, waxa uu wasiirku la wareegay mudadii uu joogay Xafiiskii wasaarada, ee Daaqa Qaranku ay hore u lahaan jireen oo ay dad ku jireen. xafiiskaas oo noqon doona, xafiiska W/H/R/Miyaga ee G/Awdal.   Siiwad..


Dad lagu Xidh xidhay Boorama iyo Madheera

ANN Reporter

BORAMA, 15 Jan. 2004-- Waxa ay maamulka Gobolka Awdal u taxaabeen xabsiga Madheera iyo Borama dad gaadhaya 28 qof oo dhawaan isku diriray dhul ku yaal Magaalada Borama, iyaga oo isku haystay dhulkaas oo dhinacna ay ku doodayaan in ay Beertooda ku toosan tahay dhinaca kalana ay lahaayeen waa dhul Dawladeed oo aan cidi lahayn

Read more..


Dhul gariir Ka dhacay Djibouti

 Jan-03-2004

Magaalada Djibouti ayaa waxaa la sheegay in xalay fiidkii laga dareemay dhulgariir aan sidaa u xoog badnayan. Dadka oo ku jiray wakhti ay shaqooyinka ka soo laabteen kuna sugan guryahooda, ayaa waxa lasoo daristay cabsi ay ka qabaan dhulgariirka.

Sii wad..


Kuwaiti NGOs  organizations pledge support for Amoud University
November 22- 2003

Abu Dhabi, 21 Nov 2003—Several Kuwaiti NGOs and Charity organizations have pledged to finance well-needed projects for Amoud University including lecture halls, an auditorium, laboratories and a two-storey management building. 

Read more..


Death ends a life, not a relationship.
--Jack Lemmon

Upon hearing of the death of Bashir Farah Kahiye, my brain immediately raced down memory lane to one of my most memorable and treasured encounters with him. It was summer. The sun was just spreading its warmth over the earth after a cold morning shower. Through the open window where I was sitting in class, I could see beads of water dripping from the leaves of the Sogsog tree standing in a pool of clean rainwater. Flowers were opening up and stretching their petals as if welcoming the new day just like a dutiful woman would fling the windows of her house open to let in the morning breeze and sunshine. Birds were fluffing their wings and hobbling from one branch to another in an apparent confusion of choice due to the abundance of food and beauty. A light breeze carrying a whiff of wet earth was caressing my face with the gentle touches of an artist’s brush. Everything was fresh and new. It seemed as if life and time were just in the beginning.

                                                      Read more

  

Awdal Cooking     October 26-2003

We have become a society of world travelers and there are few countries Somalis have not called home. Regardless of where you might be living at the moment nothing takes you spiritually home to Awdal region faster than enjoying the home-style flavors of traditional Awdal cooking. Try these two Awdal dishes and enjoy the sweet taste of home.

By Bashir Sheik Omer Goth                     Read more

  
October 21, 2003
Foreign Aid workers quit Somaliland after the killing of two British teachers
ANN Staff Reporter

BORAMA, SOMALILAND, 22 Oct 2003--Foreign workers in Somaliland have been ordered to leave the country following the killing of two British teachers in the town of Sheikh in less than three weeks of the murder of an Italian humanitarian worker in Borama.

  Read more

 


October 10, 2003 - 13:17
ACARO Youth Organization.- condems The killing of Dr. T onneli.
 

ACARO Youth Organization is a youth association that is engaged in youth development-related activities in Awdal Region. The Organization is hereby strongly criticizing the killing of Dr. Anallena Tonneli who was shot dead last Sunday as she was inspecting her patients in Borama TB Centre. We are expressing our sincere condolences to all Somaliland communities in general and to Awdalians in particular.

Read more

  For more information and news visit www.awdalnews.com

- To Submit Information Click Here -

 
Click here for latest news from Somalia

- To Submit Information Click Here -

- News by Region -

 

Home | Somaliland News | Awdalnews.com | Amoud University
Copyright © 2003 Saylac.com